Day: November 11, 2020
Somali News

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay qarax ka dhacay guriga wasiir ka tirsan Jubaland

Kismaayo-KNN-Inta la xaqiijiyey seddax askari ayaa ku geeriyootay qarax caawa ka dhacay gudaha guri uu Kismaayo ka deganyahay wasiirka wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska.

Read More
Somali News

Abiy Axmed oo ku gacan seyray codsi uga yimid madaxda is-maamulka Tigray

Addis Ababa-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa diiday codsi ahaa in wadahadal nabadeed lagu soo afjaro dagaalka ka socda gobolka Tigray. Madaxweynaha gobolka.

Read More
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {11-11-2020}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Ciyaaraha {11-11-2020}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Hanad.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (11-11-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Xuseen Abdulle Maxamed.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo war ka soo saaray doorashadii Guudlaawe iyo Dabageed

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyay madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Yuusuf Axmed Hagar Dabageed, kuwaas.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (11-11-2020)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Cali.

Read More
Somali News

Madaxweynihii hore Xasan Sheekh oo war ka soo saaray doorashadii HirShabeelle

Muqdisho-KNN-Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook-ga hambayo ugu diray Madaxweynaha cusub iyo ku xigeenkiisa ee maanta HirShabeelle.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (11-11-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Madaxweyne ku xigeen cusub oo loo doortay HirShabeelle

Jowhar-KNN-Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka HirShabeelle waxaa hadda lagu soo gabagabeeyey doorashada madaxweyne ku xigeenka HirShabeelle, waxaana ku guuleystay Yuusuf Axmed Hagar Dabageed..

Read More