Day: November 11, 2020
Somali News

Cali Guudlaawe oo loo doortay Madaxweynaha cusub ee HirShabeelle

Jowhar-KNN-Cali Cabdillahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa loo doortay madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabeelle hoggaamin doona afarta sano ee soo socota, kadib doorasho maanta ka.

Read More
Somali News

Khasaare nafeed oo ka dhashay qarax ka dhacay duleedka Dhuusamareeb

Dhuusamareeb-KNN-Wararka aan ka heleyno inta u dhaxeysa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug iyo deegaanka Ceel-Dheere ayaa sheegaya inuu goor dhaw ka dhacay.

Read More
Somali News

Kumanaan qof oo ka qaxday dagaalka ka socda gobolka Tigray oo iska dhiibay Sudan

Khartum-KNN-Saraakiisha Suudaan waxay sheegayaan in ugu yaraan 6,000 qof oo Itoobiyaan ah ay kasoo qaxeen dagaallada ka socda gobolka Tigray, isla markaasna ay.

Read More
Somali News

Ruushka oo ciidamo xoog leh u diray dagaalka Armenia iyo Azerbaijan

Moscow-KNN-Ruushka ayaa billaabay inuu laba kun oo ciidamo nabad ilaalin ah u diro gobolka Nagorno-Karabakh kadib markii Armenia iyo Azerbaijan ay isku raaceen.

Read More
Somali News

Taiwan oo khubarro u soo dirtay Somaliland

Muqdisho-KNN-Taiwan ayaa waxa ay mudooyinkii u dambeeyay wadaa, olole iyo qorsheyaal ay ku sii xoojineyso xiriirkeeda kala dhexeeya Somaliland. Khubarro ka socda Taiwan.

Read More
Somali News

Doorashada Madaxweynaha HirShabeelle oo ka socota Jowhar

Jowhar-KNN-Magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka HirShabeelle waxaa hadda ka bilaabatay doorashada Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka HirShabeelle, taas oo ay ku tartamayaan.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (11-11-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Cabdiqani.

Read More
Barnaamijyo Sports

Bar Ciyaaraha 11 11 2020

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur {Barakaad}:- Farsamadii:-Deeqo Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (11-11-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkaan idin kaga soo jeedin doono:Yoonis Duran Cali :- Farsamadii:-Deeqo Cali.

Read More
Somali News

Maxaa ka jira in ciidamo ka socda Eritrea ay ku biireen dagaalka ka socda gobolka Tigray?

Addis Ababa-KNN-Warbaahinta dowladda Itoobiya ayaa ku warantay in milateriga dalkaas ay dileen 550 askari oo kamid ah ciidamada TPLF ee is-maamulka Tigray, xilli.

Read More