Day: November 11, 2020
Somali News

Yey Galmudug ku eedeysay dagaal beeleedyada ka dhaca Mudug iyo Galgaduud?

Dhuusamareeb-KNN-Maamulka Galmudug ayaa si adag uga hadlay dagaal maalmihii lasoo dhaafay laba maleeshiyo beeleed ku dhex marayey koonfurta gobolka Mudug, kaas oo ay.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (11-11-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad Daraja:-.

Read More
Somali News

Daawo: Galmudug oo war ka soo saartay dagaalkii dhex-maray ciidamada DF iyo Al-Shabaab

Dhuusamareeb-KNN-Maamulka Galmudug ayaa faahfaahin rasmi ah ka bixiyey dagaalka saacadihii u dambeeyey deegaano dhaca koonfurta Dhuusamareeb ku dhex maray ciidamada dowladda federaalka iyo.

Read More
Somali News

Joe Biden oo markii ugu horeysay ka hadlay diidmada Trump ee guushiisa

Madaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka, Joe Biden, ayaa sheegay in diidmada Trump uu diiday in uu ogolaado in doorashada looga guuleystay ay.

Read More
Somali News

Akhriso: Wararkii u dambeeyey doorashada madaxtinimada HirShabeelle oo maanta dhaceysa

Jowhar-KNN-Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Jowhar ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabeelle iyo ku xigenkiisa. Laba musharax ayaa isu diiwaan.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (11-11-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Nin ku hubeysnaa qori AK-47 ah oo lagu toogtay degmo ka tirsan G/Sool

Laascaanood-KNN-Wararka aan ka heleyno gobolka Sool waxay sheegayaan in ciidamada booliska Somaliland ay toogteen qof hubeysnaa. Qofkaas ayaa lagu dilay degmada Ari-Cadeeye ee.

Read More
Somali News

Mahad Salaad oo uga jawaabay Mahdi Guuleed dhaleeceyntiisii bayaanka musharaxiinta

Muqdisho-KNN-Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa si adag uga jawaabay qoraal uu soo saaray ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed. “Soomaalidu waxay.

Read More
Somali News

Mahdi Guuleed oo si jees-jees ah uga jawaabay bayaankii 12-ka musharax

Muqdisho-KNN-Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay inuu aad ula yaabay war-murtiyeedkii ay sida wadajirka.

Read More
Somali News

Kheyre oo shaaciyey sida uu u arko guddiyada doorashada ee DF magacaawday

Muqdisho-KNN-Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Kheyre ayaa soo saaray qoraal daba socda bayaankii ay ku mideysnaayeen isaga iyo musharaxiin kale, kaas.

Read More