Day: November 23, 2020
Somali News

Netanyahu oo si qarsoodi ah ula kulmay Maxamed Bin Salmaan

Warbaahinta Israa’iil ayaa ku warrantay in Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu uu si qarsoodi ah ula kulmay dhaxal sugaha Sucuudiga Maxamed Bin Salmaan kaddib.

Read More
Somali News

Siyaasiyiin uu hoggaaminayo Cabdi Xaashi oo ku biiray shirka musharaxiinta

Muqdisho-KNN-Shirka Musharaxiinta dooneysa qabashada xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa maalinta seddaxaad galay, waxaana shirkaas looga arrinsanayaa jaha wareerka ka taagan doorashada. Shirka ayaa maanta.

Read More
Somali News

Xuutiyiinta Yemen oo weerar ka fulisay gudaha Sacuudiga

Riyadh-KNN-Kooxda Xuutiyiinta ee ka dagaalanta dalka Yemen ayaa duqeysay ceelasha shidaalka ee shirkadda Aramco oo ku yaalla gudaha dalka Sacuudiga. War kooxdaan ka.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (23-11-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Cabdiqani.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (23-11-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad Daraja:-.

Read More
Somali News

Shirka musharixiinta madaxweynaha oo maanta la soo gabagabey-nayo

Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya oo shirkooda galay maalintii saddexaad ayaa maanta lagu wadaa  in la soo gabagabeeyo shirkooda, iyadoo la filayo  in laga soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (23-11-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (23-11-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali Ibraahim Cabdulaahi {Suxeyf}:- Farsamadii:-Deeqo Cali.

Read More
Somali News

Maalmaha loo asteeyay tacadiyada loo geysto Haweenka

Waxaa Laba Maalin Oo Kali Ah Ay Ka dhimantahay Maalmaha Loo Asteeyay Tacadiyada Loogaysto Haweenka Gaar Ahaan Gudiinka Gabdhaha oo ku Beegan 25.

Read More
Somali News

Genaraal hore iyo maleeshiyaad hubeysan oo diidan in Cali Guudlaawe uu tago Beledweyne

Janaraal Abuukar Xuud oo kamid ahaa musharaxiintii ka hartay tartanka Madaxweynaha HirShabeelle ee doorashadii sanadkaan ayaa diiday inuu Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe.

Read More