Day: January 10, 2021
Somali News

Axmed Madoobe oo si kulul uga hadlay go’aanka ka soo baxay R/wasaare Rooble

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ( Axmed Madoobe) oo maanta dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo ayaa waxaa uu si kulul uga hadlay.

Read More
Somali News

R/wasaare Rooble oo kulan la qaatay guddiga jaamacadaha dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay xubno ka socday Guddiga Jaamacadaha dalka ayaa kala hadlay horumarinta iy.

Read More
Somali News

Muuse Biixi oo xilka qaadis iyo magacaabis ku sameeyay xubno ka tirsan xukumaddiisa

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa maanta xilka qaadis iyo magacaabis ku sameeyay qaar kamid ah xukumaddiisa. Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Somaliland.

Read More
Somali News

Warbixin:-Khilaafka doorashada oo ka sii-daray iyo DF oo looga digay qabashada doorasho aan heshiis lagu aheyn

Muqdisho-KNN-Kadib markii Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble uu ku dhawaaqay in wadanka aaday doorasho, isla markaana aan loo baahneyn waqti dambe oo.

Read More
Somali News

AMISOM oo miino baaris ka billaabeysa wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye

Muqdisho-KNN-Ciidamada AMSOM ayaa sheegay in ay tababar socday 5 todobaad ay usoo xireen ciidamada Uganda ee qeybta ka ah Howlgalka nabad ilaalinta ee.

Read More
Somali News

Wanla-wayn: Dagaal u dhaxeeya guddoomiyaha iyo ku-xigeenkiisa oo ka dhacay degmadaasi

Muqdisho-KNN-Wararka ka imanaya degmada Wanla-weyne ee gobolka Shabellada Hoose ayaa sheegaya in halkaasi hadda uu ka socdo dagaal qarar kaasi oo la sheegay.

Read More
Somali News

Deni oo ka qeyb galay shir looga hadlayay xal u helida shilin Soomaaliga

Madaxweynaha Dowladd goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hadda Shir-guddoominaya Shir gaar ah oo looga hadlayo xal u helida cabashooyinka la xiriira shillin.

Read More
Somali News

Dowladda Kenya oo war ka soo saartay qarax lala eegtay ciidamadeeda

Ciidamadda dalka Kenya ee ka tirsan ciidamada nabad ilaalinta ee AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya, ayaa waxaa lala eegtay weerar qarax , sidda.

Read More
Somali News

Weerar mas’uuliyiin lagu dilay oo ka dhacay caasimada Afghanistan

Kabul-KNN: Illaa iyo 5 ruux oo uu ku jiro afhayeenkii wasaaradda illaalinta bulshadda Afghanistan ayaa ku geeriyootay qarax maanta ka dhacay caasimada dalkaas.

Read More
Somali News

Indonesia oo baarayaal u dirtay goobta ay ku dhacday diyaarad dalkaas laga leeyahay

Jakarta-KNN- Xukuumadda Indonesia ayaa sheegtay inay kooxaha gurmadka u dirtay goobta ay ku bur burtay diyaarad shalay xiriirkeeda la waayay oo dalkaas laga.

Read More