Day: January 10, 2021
Somali News

Xasan Sheekh oo si kulul uga hadlay go’aankii ay DF ka qaadatay khilaafka doorashada

Muqdisho-KNN-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay warbaahinta kula hadlay shir jaraa’id oo ay qabteen midowga musharaxiinta ayaa si kulul uga.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (10-01-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Faahfaahino ka soo baxaya gaadiid badan oo xamuul ah oo lagu gubay Sh/Hoose, Sawirro

Afgooye-KNN-Wararka aan ka heleyno gobolka Shabeellada Hoose waxay sheegayaan in illaa shan gaari oo kuwa xamuulka aqaada ah lagu gubay duleedka deegaanka Yaaqbariweyne..

Read More