Day: January 10, 2021
Somali News

WARKA DUHUR 10-01-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha 10- 01- 2021

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaa idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur :- Farsamadii:-Faarax C/llaahi.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (10-01-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaan halkana idin ka soo jeedin doono Liibaan Nuur Xasan:- Farsamadii:-C/raxmaan Cabdulle Rooble { Keysi}:-.

Read More
Somali News

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo si adag uga jawaabay go’aankii XF iyo hadalkii Qoor Qoor

Muqdisho-KNN-War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa lagu sheegay in siyaasiyiinta, dhaqanka iyo waxgaradka ka soo.

Read More
Somali News

Khasaare badan oo ka dhashay dagaal dhex-maray Soomaalida iyo Booranta Kenya

Gaarisa-KNN-Wararka aan ka heleyno gobolka NFD ee Soomaalida Kenya waxay sheegayaan in dagaal culus uu dhex-maray Soomaalida iyo qowmiyadda Booranta Kenya. Dagaalka ayaa.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {10-01-2021}= Suuratu { Raxmaan} Darsigii 1aad-{671}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (10-01-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad {Daraja}:-.

Read More
Somali News

Beledweyne: Khilaaf soo kala dhex galay Yuusuf Dabageed iyo Cali Jeyte

Beledweyne-KNN-Wararka aan ka heleyno magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan waxay sheegayaan in saakay ay ka jirto xiisad ka dhalatay gadood ay sameeyeen ciidamadii.

Read More
Somali News

Wafdi ka socda dowladda Kenya oo maanta ku soo wajahan Muqdisho

Muqdisho-KNN-Waxaa maanta lagu wadaa in wafdi ka socda dowladda Kenya uu soo gaaro magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, si looga wadahadlo khilaafka labada.

Read More
Somali News

Burburka diyaaradii siday 50-qof oo laga helay biyaha Java

Muqdisho-KNN-Diyaarad rakaab oo laga leeyahay dalka Indonesia oo ay la socdeen 50-qof ayaa ku dhacday badda markii ay ka kacday caasimadda Jakarta, sida.

Read More