Day: January 21, 2021
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {21-01-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Galmudug iyo Wakiilada Beesha Caalamka oo ka shiray muranka Doorashada

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta qadka internet ka shir kula yeeshay qaar ka mid ah wakiilada beesha caalamka. Shirkaan.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo la wareegay tuulooyin hoos taga degmooyinka Jowhar iyo Raagaceelle ee Sh/Dhexe

Jowhar-KNN-Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellada dhexe ayaa Sheegaya in Al-Shabaab ay saacadihii la soo dhaafay la wareegeen dhul balaaran oo hoostaga degmooyinka Raagaceelle.

Read More
Somali News

Hindiya: Goob lagu sameeyo tallaalka Coronavirus oo dab qabsaday

Ugu yaraan shan ruux ayaa ku geeriyootey halka tiro kalana ay ku dhaawacmeen kadib markii uu dab ka kacay dhisme lagu sameeyo tallaalka.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (21-01-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim Iyo Axmed.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (21-01-2021)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (21-01-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya?

Muqdisho-KNN-Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu ansixiyey Guddiga sare ee maamulka Hay’adda.

Read More
Somali News

DFS oo sheegtay in saraakiil iyo askar loo xiray weerarkii lagu dilay guddoomiyihii degmada Hodan

Wasaaradda Amniga Soomaaliya ayaa sheegtay in gacanta lagu hayo saraakiishii iyo ciidankii ku lug lahaa dilka Guddoomiyihii degmada Hodan Cabdixakiim Dhegajuun. Wasiiru Dowlaha.

Read More
Somali News

Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka.

Madaxweynaha Dowladd goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta hab maqal iyo muuqaal ah kulan kula yeeshay Wakiilada Beesha Caalamka u qaabilsan.

Read More