Day: January 21, 2021
Somali News

R/Wasaare Rooble oo war ka soo saaray weerarkii lagu dilay guddoomiyihii degmada Hodan.

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa si kulul ugu hadlay weerarkii xalay lagu dilay guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir.

Read More
Somali News

Maamulka Puntland oo joojiyay lacagaha loo kala gudbiyo gobollada.

Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa joojisay lacagta Shilin Soomaaliga ee gooshta gobollada. Wareegto uu soo saaray Wasiir ku xigeenka Maaliyadda Puntand Cabdi Warsame Ibraahim.

Read More
Somali News

Kenya oo sheegtay in Al-shabaab ay bur-buriyeen Shirkad Isgaarsiin oo ku taala Mandheera

War qoraal ah oo ka soo baxay  Guddoomiyaha Magalada Mandheere Cali Ibraahim Roba ayaa waxaa uu kaga hadlay weerar ay Al-Shabaab ku qaadeen.

Read More
Somali News

Galmudug oo la sheegay in Dhuusamareeb ay ka soo masaafurin doonto weriyaal lagu xiray magaaladaasi.

Ciidamada ammaanka  ayaa waxaa  weli u xiran labo Wariye oo ka howgala magaalada Dhuusomareeb ee gobolka Galgaduud, kadib markii xalay laga qabtay Magaaladaasi..

Read More
Somali News

Qaraxyo ay dad ku dhinteen oo ka dhacay dalka Ciraaq.

Labo qarax oo ismiidaamin ah ayaa ka dhacay wado mashquul badan oo ku taalo bartamaha magaalada Baqdaad ee caasimada dalka Ciraaq. Talafashinka qaranka.

Read More
Somali News

Hoggaamiyaasha dunida oo soo dhaweeyay in Joe Biden uu dib ugu laabto heshiiska cimilada.

Hoggaamiyaasha dunida iyo diblomaasiyiin caalami ah ayaa soo dhaweeyay go’aanka uu madaxwaynaha cusub ee wadanka Maraykanka uu dib ugu laabtay heshiiska cilimada. Heshiiskan.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (21-01-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay::–Maxamed.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (21-01-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaa idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur :- Farsamadii:-Faarax C/llaahi.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (21-01-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaan halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More
Somali News

Taliyeyaal iyo askar loo xiray weerarkii xalay lagu dilay guddoomiyihii degmada Hodan

Warar ay heshay KNN ayaa sheegaya in saraakiil iyo askar ka tirsan booliska loo xiray weerarkii xalay lagu dilay Guddoomiyihii degmada Hodan C/xakiin.

Read More