Day: January 21, 2021
Somali News

Maxay ka wadahadleen DFS iyo Qaramada Midoobey?.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdirasaaq Maxamuud ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha kal-fadhiga 75-aad ee Golaha.

Read More
Somali News

DFS oo ka hadashay qaraxyada miino ee ka dhacay Muqdisho

Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Xundubeey Jimcaale oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa si kulul ugu hadlay qaraxyada nooca miinada ah ee maalmahan.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {21-01-2021}= Suuratu { waaqicah} Darsigii 5aad-{677}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (21-01-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdulaahi Kulmiye Cadoow:- Farsamadii:- Deeqo Cali Maxamad {Daraja}:-.

Read More
Somali News

Duqa Muqdisho oo si kulul ugu hadlay dilkii Guddoomiyihii degmada Hodan

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Md. Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) AYAA waxaaa uu ka tacsi tiiraanyo leh uu u diray  Qoyskii, Qaraabadii,.

Read More
Somali News

Qarax ay askar ku dhinteen oo ka dhacay Koofur galbeed dalka Pakistan.

Mas’uuliyiinta dalka Pakistan ayaa sheegay in 4 askari ay dhinteen 5 kalana uu dhawac kasoo gaaray kadib markii ay la kacday miino wadada.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (21-01-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Joe Biden oo xayiraada dal ku galka ka qaaday wadamo ay ka mid tahay Soomaaliya.

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa bilaabay inuu wax ka beddelo qaar ka mid a siyaasadihii ugu waaweynaa Donald Trump, saacado kaddib markii la.

Read More
Somali News

Guddoomiyihii degmada Hodan oo xalay lagu dilay Muqdisho

Waxaa xalay magaalada Muqdisho lagu dilay Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir Cabdixakiin Ciise Dhagajuun, kadib markii shalay uu ka soo laabtay safar.

Read More
Somali News

Ciidamada ammaanka oo xalay xiray weriyaal ka howgala Dhuusamareeb

Maamulka Galmudug ayaa xalay xiray labo Wariye oo ka howgala magaalada Dhuusomareeb ee xarunta maamulkaas. Labada Wariye oo degaanada Galmudug caan ka ah.

Read More