Day: February 19, 2021
Somali News

Shirkii Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada oo baaqday

Jimcaha maanta ah waa maalintii u dambeysay ee loo asteeyey in lasoo gaba-gabeeyo shirkii uu iclaamiyey madaxweyne Farmaajo ee madaxda dowladda federaalka, dowlad.

Read More
Somali News

Shiinaha oo shaaciyay khasaaraha ka soo gaarey dagaal uu la galay Hindiya

Inta la xaqiijiyay Afar Askari oo kamid ah ciidamada Shiinaha ayaa lagu diley xuduuda ay la wadaagto Hindiya maanta oo Jimca ah, sida.

Read More
Somali News

Mareykanka oo cune-qabateyn saaray saraakiil ka tirsan ciidamada Belaruz

Dowladda Mareykanka ayaa cune-qabateyn ku soo rogtay in ka badan 43 Sarkaal oo siweyn ugu dhaw huggaamiyaha Dalka Belaruz Alexander Lokashenko. Xoghayaha arrimaha.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (19-02-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Cali.

Read More
Somali News

Qaramada Midoobey oo war ka soo saartay xaaladda Muqdisho

War qoraal ah oo ka soo baxay Qaramada mudoobey, ayaa waxaa si kulul looga hadlay isku dhacyada hubeysan ee xalay iyo saakay ka.

Read More
Somali News

Hakad ku yimid Shaqadii Garoonka Aadan Cadde kadib rasaas ku dhacday

Rasaas ku dhacday garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa sababtay in maanta uu dab ka kaco garoonka diyaaradaha ee aadan cadde, kaas oo.

Read More
Somali News

R/Wasaare Kheyre oo sheegay in isaga iyo musharixiin kale ay ka badbaadeen isku day dil

R/wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in isaga iyo musharaxiin kale ay ka badbaadeen isku day dil. Qoraalkaan ayuu soo.

Read More
Somali News

Banaanbax ka socda Muqdisho iyo iska horimaad ka dhacay Isgoyska KM4 ee Muqdisho

Banaanbixii looga soo horjeeday dowladda Soomaaliya ayaa ka bilaawday Muqdisho. Hoggamiyaha xisbiga Wadajir Warsame ayaa horkacaya banaanbaxa oo ka socda xaafado kamid ah.

Read More
Somali News

Xaalada Muqdisho oo saakay degan, kadib dagaal xalay ka dhacay

Waxaa saakay dagan xaalada magaalada Muqdisho oo xalay saqdii dhexe dagaal kooban ku dhaxmaray ciidanka dowlada iyo kuwa mucaaradka, dagaalkaas oo ka dhacay.

Read More
Somali News

Madaxda Dowlad goboleedyada oo maanta lagu wado in ay soo gaaraan Muqdisho

Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo aadan ay magaalada Muqdisho soo gaaraan madaxda dowlada  goboleedyada dalka, si ay ugu qeyb galaan shirka uu.

Read More