Day: February 20, 2021
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (20-02-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaa idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur :- Farsamadii:-Faarax C/llaahi.

Read More
Somali News

Jubbaland oo shaki gelisay ka qeyb galka shir ka dhaca Muqdisho

Kismaayo-KNN-Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan oo ka hadlay xaaladda siyaasadeed dalka ayaa shaki geliyey ka qeyb galka shirka madaxda dowladda federaalka.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (20-02-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaan halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {20-02-2021}= Suuratu{mutaxina} Darsigii 1aad-{697}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (20-02-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad {Daraja}:-.

Read More
Somali News

Muqdisho: Hakad ku yimid duullimaadka qaar ka mid shirkadaha caalamiga ah

Muqdisho-KNN-Shirkadaha duullimaadyada Turkish Airline, Uganda Airlines iyo Ethiopian Airlines ayaa hakiyay duullimaadyadii ay maanta ku imaan lahaayeen magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, kadib.

Read More
Somali News

Midowga Musharaxiinta oo war cusub ka soo saaray isku dhacyadii Muqdisho

Golaha Midowga Musharaxiinta Soomaaliya ayaa si weyn u cambaareeyey weerarkii lagu qaaday banaanbaxyada ay soo abaabuleen, iyagoo mas’uuliyadda wixii Muqdisho ka dhacay ku.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (20-02-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Waa sidee saakay xaaladda Muqdisho?

Muqdisho-KNN-Waxaa saakay degan xaaladda magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, kadib deganaasho la’aan laga dareemay saacadihii la soo dhaafay. Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa dib.

Read More