Day: February 20, 2021
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (20-02-2021)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Burhaan.

Read More
Somali News

Shir Jaraa’id: Midowga Musharaxiinta oo si adag uga hadlay rabshadihii ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Golaha midowga musharaxiinta Soomaaliya oo goor dhow shir jaraa’id ku qabtay Hotelka Jaziira ee magaalada Muqdisho ayaa eedeymo hor leh u geediyey madaxweyne.

Read More
Somali News

Jabuuti oo ciidamo hor leh u soo direysa Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Midowga Afrika iyo dowladda Jabuuti ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi oo muhiimadiisu tahay sidii dowladda Jabuuti ay Soomaaliya ugu soo dir laheyd ciidamo.

Read More
Somali News

Jubbaland iyo Puntland oo u yeertay guddiyadii uga qeyb galay shirkii Baydhaba

Muqdisho-KNN-Waxaa isisoo taraya wararka sheegaya in Jubbaland iyo Puntland ay ka cagajiidayaan ka qeyb galka shirka uu iclaamiyey madaxweyne Farmaajo, kaas oo la.

Read More
Somali News

Sacuudiga “Waxaan ka walaacsanahay xaaladda Soomaaliya”

Muqdisho-KNN-Wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Sacuudiga ayaa sheegtay maanta oo Sabti ah walaaca xoog leh oo ay boqortooyada ka qabto dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee.

Read More
Somali News

Qoysas badan oo ka qaxaya caasimada Indonesia kadib roob saacado badan ka da’ayay

Jakarta-KNN-Kooxaha gurmadka ayaa ku hawlan samata bixinta dad badan oo ay saameeyeen daadad ku fatahay magaalada caasimada u ah dalka Indonesia ee Jakarta..

Read More
Somali News

R/Wasaaraha Thailand oo ka badbaaday mooshin laga keenay

Bangkok-KNN-Ra’iisul wasaaraha dalka Thailand Barayuuth Jaan ayaa ka bad baaday inuu waayo codka kalsoonida baarlamaanka dalkaasi kadib markii ay xildhibaanadu cod u qaadeen.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (20-02-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Xuseen.

Read More
Somali News

Wakiillada Beesha Caalamka oo shir gaar ah ka leh xaaladda Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Waxaa hadda magaalada Muqdisho ka socda shir wakiillada  beesha caalamka ay uga arrinsanayaan xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya. Shirkan oo ka socda xerada Xalane.

Read More
Somali News

Xoghayaha guud ee QM oo war ka soo saaray rabshadihii ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey António Guterres ayaa sheegay in si weyn uu uga walacsan yahay qalalaasihii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho ee.

Read More