Day: February 21, 2021
Somali News Uncategorized

Jubbaland oo shan shardi ku xirtay ka qeyb galka shirka Muqdisho

Dowlad Gobolleedka Jubbaland ayaa sharuudo ku xirtay ka qeybgalka shirka uu ku baaqay madaxweyne Farmaajo ee ka socd Muqdisha, kaasi oo ay ka.

Read More
Somali News

Dowladda Kenya oo qareeno cusub u qaadatay dacwada kala dhaxeysa Soomaaliya

Xaakim hore ee maxkamad caalami ah iyo bare sharci ka dhiga dalka Ingiriiska ayaa qeyb ka ah koox sideed ah loo kireystay si.

Read More
Somali News

Puntland oo sheegtay in ay maxkamadeyn doonto dad loo qabtay ka ganacsiga Khamriga

Shirka amniga ee gobolka Bari oo ka dhacay magaalada Boosaaso ayaa waxaa looga hadlay xoojinta amniga ka hortagista Maandooriyaha iyo dhalinyarada dhaca xatooyada.

Read More
Somali News

Dowladda Ruushka oo sheegtay in dalkeeda laga helay cudur cusub

Ruushka ayaa markii ugu horreysay diiwaangeliyay kiisas ku saabsan hergebka shimbiraha nooc cusub oo la yiraahdo H5N8 kaas oo la sheegay in u.

Read More
Somali News

Toogasho dad ay ku dhinteen oo ka dhacday Mareykanka

Washington-KNN- Inta la xaqiijiyay 3 ruux ayaa geeriyootay kadib markii nin hubeysnaa uu gudaha u galay suuq ay dad badan ka dukaamaysanayeen oo.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (21-02-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Burhaan.

Read More
Somali News

Jubbaland iyo Puntland oo ka maqan shir ka furmay Muqdisho

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa haatan waxaa uu kulan uga socdaa madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ra”iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo madaxweynayaasha.

Read More
Somali News

Fannaanadii Faadumo Cali Nakruuma oo Muqdisho ku geeriyootay

Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyootay Fanaanadii caanka aheyd  Faadumo Cali Nakruuma oo ka mid ahayd Fanaaniintii Qaranka Soomaaliyeed. Fannaanada.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (21-02-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaa idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur :- Farsamadii:-Faarax C/llaahi.

Read More
Somali News

Faahfaahin khasaaraha ka dhashay qarax miino oo ka dhacay Muqdisho

Wararka inaga soo gaaraya degmada Hiliwaa ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax lala eegtay guddoomiye Waaxeed ka tirsan.

Read More