Day: February 23, 2021
Somali News

Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo caawa Muqdisho ku geeriyooday

Muqdisho-KNN-Allaha u naxariistee waxaa caawa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ahaa ugaaska mid ka mid ah beelaha dega gobolka.

Read More
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {23-02-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Madaxweyne Deni oo maamul cusub u magacaabay G/Sanaag

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa gobolka Sanaag u magacaabay maamul cusub, isagoo gudoomiyihii hore ee gobolkaas u qaabilsanaa Puntland u magacaabay la-taliye.

Read More
Somali News

Beesha caalamka oo markale ka hadashay muranka ka taagan doorashada Soomaaliya

Saaxiibbada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa ugu baaqay madaxda dowladda federaalka iyo madaxda maamul goboleedyada inay si deg deg ah kulan isugu yimaadaan,.

Read More
Somali News

Baarlamaanka Canada oo ka hadlay dhibaatada Shiinaha uu ku hayo Muslimiinta

Baarlamaanka Canada ayaa u codeeyay in sida uu ula dhaqmo Shiinaha qowmiyadda Muslimiinta u badan ee Uighurs uu yahay “xasuuq” ka dhan ah.

Read More
Somali News

Maxkamadda sare ee Itoobiya oo go”aan ka gaartay siyaasiyiin horey eedeeyay loo soo jeediyay

Maxkamadda sare ee dalka Itoobiya oo maanta dhageysatay racfaan Jawr Maxamed iyo Siyaasiyiinta kale ee la xiran ay soo jeediyeen oo ku saabsanaa.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka Abwaanka {23-02-2021}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Kulanka Abwaanka waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Xamze Jaamac Xuseen {Awoowe}:-.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (23-02-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Cabdiqani Cabdullaahi Ibraahim.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (23-02-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (23-02-2021)

Muqdisho-KNN-Dhageystayaasheena ku xiran Website-ka Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa barnaamijka – Galab Wanagsan oo maalin kasta ka baxa KNN, waxaana halkaan ka soo jeediya:- Burhaan.

Read More