Day: February 23, 2021
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (23-02-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkan idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-{Daraja}.

Read More
Somali News

Booliska Soomaaliya oo ka hadlay qarax ka dhacay Muqdisho

Afhayeenka booliska Soomaaliya Sadiiq Duudishe ayaa sheegay in ciidanka Boliiska Soomaaliya ay fashiliyeen Qarax daqiiqado ka hor ka dhacay banaanka saldhiga booliska degmada.

Read More
Somali News

Faahfaahin:-khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay Muqdisho

Taliyaha ciidanka booliska ee degmada Xamar Weyne ee gobolka Banaadir ayaa ku dhaawacmay qarax daqiiqado ka hor ka dhacay Saldhigga booliska ee degmadaasi,.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (23-02-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaan halkana idin ka soo jeedin doono Cabdiwahaab Aadan Cabdiraxmaan :- Farsamadii:-Deeqo Cali.

Read More
Somali News

Qarax goordhow ka dhacay Muqdisho

DEG DEG:-Qof isku soo xiray waxyaabaha Qarxa ayaa goordhow isku qarxiyay Saldhigga Booliska ee degmada Xamar Weyne ee gobolka Banaadir. Goobjoogayaal ayaa KNN.

Read More
Somali News

Mareykanka oo ku baaqay in xal laga gaaro muranka doorashada Soomaaliya

Siihayaha Wakiilka dowladda Mareykanka u qaabilsan Qaraamda Midoobay  Richard Mills, ayaa hoosta ka xarriiqay muhiimadda ay leedahay in la hirgeliyo hanaanka doorashooyinka Soomaaliya..

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {23-02-2021}= Suuratu{jumca} Darsigii 1aad-{699}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (23-02-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Xuseen Cabdulle Maxamed:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamed :-{Daraja}.

Read More
Somali News

Wasiir Dubbe oo sheegay in Jimcihii la soo dhaafay Muqdisho laga sameeyay isku day Afgambi

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Prof Cusmaan Dubbe ayaa sheegay in Muqdisho Jimcihii la soo dhaafay laga sameeyay isku day Afgambi, sida uu hadalka u.

Read More
Somali News

DFS oo eedeyn u jeedisay Jubbaland iyo Puntland

Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilka sii-haya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa khudbad uu uga hadlay Doorashada Soomaaliya iyo xaaladda dalka ka.

Read More