Day: February 23, 2021
Somali News

Maxuu wafdiga James Swan kala hadlay Axmed Madoobe?

Kismaayo-KNN-Wakiillo ka socda saaxiibbada Soomaaliya ee Beesha Caalamka ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Kismaayo, taas oo qeyb ka ah dadaalka socda ee.

Read More
Somali News

DF oo si cad u diiday banaanbaxii ay iclaamiyeen musharaxiintu

Muqdisho-KNN-Wasiirka amniga Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale oo hadda shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay mudaharaadka ay iclaamiyeen golaha midowga musharaxiinta.

Read More
Somali News

Wasiirka A/Dibadda Soomaaliya oo laga helay COVID-19 isagoo jooga Burundi

Muqdisho-KNN-Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa shaaciyey in maalinkii sideedaad uu ku karaantiilan yahay dalka Burundi, kadib markii laga helay cudurka.

Read More
Somali News

Cummaan oo xayiraad ku soo rogtay 8-dal oo Afrikaan ah

Dowladda Cumaan ayaa ku dhawaaqday go’aan ay muddo 15 maalmood dalkeeda uga xayirtay dadka kasoo safra 10 waddan, si ay u xakameyso fiditaanka.

Read More
Somali News

Wafdi uu hogaaminayo James Swan oo maanta gaaray Kismaayo

Kismaayo-KNN-Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilan Soomaaliya James Swan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland..

Read More
Somali News

Dumar badan oo doonayay inay is-qarxiyaan oo lagu qabtay dalka Filibiin

Manila-KNN-MiIlitryga dalka Filibiin ayaa sheegay in hawlgal gaar ahaa oo ay ka sameeyeen koofurta wadankaasi inay ku qabteen 9 dumar ah oo ka.

Read More
Somali News

Mareykanka oo liiska cunaqabateynta argagixisada ku daray xubno ka tirsan Al-Shabaab

New York–KNN-Dowladda Mareykanka ayaa mar kale ku celisay in ay Soomaaliya la garab taagan tahay hiil iyo hoo ku saabsan sidii ay nabadda.

Read More
Somali News

Maxkamadda Sare ee Mareykanka oo ogolaatay in la siidaayo canshuurihii Trump

Maxkamadda sare ee Mareykanka ayaa oggolaatay in dacwad oogaha magaaladda New York la siiyo faah-faahinta dhaqaalaha madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump, gaar.

Read More
Somali News

Kuwait oo xiratay xaduudaheeda si loo xakameeyo COVID-19

Kuwait cirty-KNN-Dawlada Kuwait ayaa ku dhawaaqday inay xaduudaheeda oo dhan ay xirtay si ay uga hortagto fiditaanka xanuunka Karoona War kasoo baxay aqalka.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (23-02-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Burhaan.

Read More