Day: February 26, 2021
Somali News

MW Farmaajo oo war ka soo saaray heshiishkii dowladda iyo mucaaradka

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo Midowga Musharaxiinta oo xalay wadajir loo soo saaray. War.

Read More
Somali News Uncategorized

WARKA DUHUR (26-02-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Islaamka Iyo Nolosha (26-02-2021)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Islaamka Iyo Nolasha  waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdiraxmaan Shikh  Waxaana Marti Ku.

Read More
Somali News

Al-qaacida oo magacowday Hoggaamiye Cusub

Al-Qaacida ayaa ku dhawaaqday Hogaamiyaha Cusub ee Kooxdaasi waxaana uu badelayaa Ayman Al Zawaahiri. Hogaamiyahaan cusub ayaa la rumaysan yahay inuu ku dhuumalaysanayo.

Read More
Somali News

Ciidamada Puntland oo howlgal ka sameeyay deegaano ay ku sugan yihiin Al-Shabaab iyo Daacish.

Ciidamada PSF ee maamulka Puntland ayaa waxaa ay hawlgal qorsheysan waxaa ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Bari oo ay ku sugan.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (26-02-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Amnesty International oo Erteria ku eedeysay in ay xasuuq ka geysatay Itoobiya.

Hay’adda u doodda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa warbixin ay soo saartay waxa ay ku sheegtay in boqollaal qof oo rayid ah.

Read More
Somali News

Q.M oo ka hadashay heshiiska ay wada gaareen xukuumadda iyo Mucaaradka.

War saxaafadeed ka soo baxay qaramada Midoobey ayaa lagu soo dhaweeyey heshiiskii ka koobnaa lixda qodob ee ay gaareen xukuumadda xil-gaarsiinta iyo golaha.

Read More