Day: February 28, 2021
Somali News

Faahfaahin: Khasaaraha iyo bartilmaameedka qaraxii ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay iyo bartilmaameedka qaraxii saakay ka dhacay wadada Cabdiqaasin – degmada Hodan ee gobolka.

Read More
Somali News

Sacuudiga oo war ka soo saaray weerar lagu qaaday caasimadda Riyadh

Riyadh-KNN-Dowladda Sucuudiga ayaa sheegtay inay fashilisay weerar gantaallo ah oo lala damacsanaa in lagu garaaco caasimadda Riyadh. Boqortooyada ayaa weerarkaas ku eedeysay fallaagada.

Read More
Somali News

Qarax goordhow ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Warar hor dhac ayaa laga helayaa qarax goordhow ka dhacay wadada Cabdiqaasin degmada Hodan ee gobolkaBanaadir. Qaraxaas oo noociisa lagu sheegay miino la.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {28-02-2021}= Suuratu{munaafiqiin} Darsigii 1aad-{700}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (28-02-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad {Daraja}:-.

Read More
Somali News

Maamulka Qansaxdheere oo guulo ka sheegtay weerar ay ku soo qaadeen Al-Shabaab

Baydhaba-KNN-Wararka aan ka heleyno degmada Qansaxdheere ee gobolka Bay waxay sheegayaan in dagaalamayaasha Al-Shabaab ay sacadihii lasoo dhaafay ku qaadeen weerar toos ah,.

Read More
Somali News

Saameyn xun ka dhalatay dagaalka ka socda xuduuda Suudaan iyo Itoobiya

Qoxootiga reer Itoobiya ee ku sugan magaalada Khartuum ee dalka Suudaan ayaa sheegay in tani iyo markii ay billowdeen dagaallada dhanka xadka ee.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (28-02-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More