Day: February 28, 2021
Somali News

RW Rooble iyo Xubnaha Beesha Caalamka oo ka shiray Muranka Doorashada

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta habka fogaan aragga shir kula yeeshay wakiillada beesha caalamka ee ku sugan Muqdisho..

Read More
Somali News

Biyo la’aan daran oo ka jirta gobolka Gedo

Wararka ka imaanaya deegaano ka tirsan ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in biyo la’aan ay soo wajahday shacabka ku nool gobolkaasi, taasi oo.

Read More
Somali News

Khasaare ka dhashay dagaal ka socda Yemen

Sanca-KNN:Dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamada dawlada Yemen iyo maleeshiyada ururka Xuutiyiinta ayaa ka dhacay magaalada Ma’arib ee waqoyiga Yemen oo ay gacan.

Read More
Somali News

Ciidamada Myammar oo toogtey Dibadbaxyaal diidan

Yangoon–KNN:Inta la xaqiijiyay 2 ruux ayaa ku geeriyootay kadib isku dhac dhex maray ciidamada amaanka iyo banaanbaxayaa Myanmar ee diidan ciidamada afgambiga ku.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (28-02-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha 28- 02- 2021

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaa idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur :- Farsamadii:-Faarax C/llaai.

Read More
Somali News

Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid oo qarax miino lala beegsaday

Muqdisho-KNN-Wararka aan ka heleyno deegaanka Daarusalaam ee waqooyiga magaalada Muqdisho waxay sheegayaan in goordhaw qarax lagula beegsaday kolonyo uu la socday guddoomiyaha degmada.

Read More
Somali News

Inta badan goobaha ganacsiga Gurceel oo maanta xiran

Gurceel-KNN-Wararka aan ka heleyno degmada Gurceel ee gobolka Galgaduud waxay sheegayaan in maanta albaabada loo laabay inta badan goobihii ganacsiga magaalada. Qaar ka.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (28-02-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaan halkana idin ka soo jeedin doono Cabdiwahaab Aadan Cabdiraxmaan :- Farsamadii:-Deeqo Cali.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Mareykanka oo go’aan ka soo saaraya dilkii Weriye Jamaal Khaashuqji

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in Isniinta berri uu maamulkiisu ka hadli doono xaaladda Sucuudiga, kadib warbixintii ay soo saareen sirddoonka Mareykanka.

Read More