Day: April 8, 2021
Somali News

Masar oo farriin cusub u dirtay Ethiopia kadib fashilkii wada-hadallada

Madaxweynaha Masar Abdel Fattah al-Sisi ayaa Arbacadii ka digay halista dagaal ka dhasha biyo-xireenka ay Ethiopia ka sameyneyso webiga Nile-ka bulugga ah, kadib.

Read More
Somali News

DFS oo sheegtay in la dilay saraakiil iyo dagaalameyaal ka tirsan Al-Shabaab

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in la dilay saraakiil iyo dagaalameyaal ka tirsan Al-Shabaab, ka dib markii Ciidamada dowladda iyo kuwa Darawiishta Jubbaland howlgallo wadajir.

Read More
Somali News

Kenya oo Turkiga ka soo iibsaneysa gaadiid ay kula dagaalanto Al-Shabaab

Dowladda Kenya ayaa qorsheyneysa sidii Turkiga uga soo iibsan laheyd gawaarida Gaashaaman iyo gaadiid kale, si ay ugu adeegsato howlgallada ay ciidamada Kenya.

Read More
Somali News

Safiirka Myanmar ee Uk oo laga hor istaagey gelida safaaradiisa

Safiirka Myanmar u fadhiya dalka UK ayaa sheegay in habeen dhan uu ku qaatay gaarigiisa kadib markii loo diiday in uu gudaha u.

Read More
Somali News

Mareykanka oo dib u billaabay kaalmadii uu siin jiray Falastiiniyiinta

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay dib u biilaabeyso kaalmadii dhaqaale ee ay siin jirtay dadka reer Falastiin, iyadoo ku dhawaaqday 235 Milyan oo.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (08-04-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Cumar.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha 08- 04- 2021

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaa idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur :- Farsamadii:Faarax C/llaahi.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (08-04-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:–Cabdiqani Cabdullaahi Ibraahim:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More
Somali News

Beesha caalamka iyo maamulada Puntland iyo Jubbaland oo shir yeelanaya

Wakiilada beesha caalamka ayaa maanta la filayaa inay la kulmaan Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland. Kulanka ayaa waxaa looga hadlayaa fashilka ku yimid.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {08-04-2021}= Suuratu {naazicat} Darsigii 2aad-{728}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More