Day: April 8, 2021
Somali News

Imaaraadka Carabta oo gargaar u soo diraysa Soomaaliya

Dowladda Imaaratka Carabta ayaa 4Diyaaradood oo Gargaar Raashiin sida usoo direysa Somalia, Todobaadkaan ayaa laga yabaa laba Diyaarad kamid ah ay soo gaaran.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (08-04-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdulaahi Kulmiye Cadoow:- Farsamadii:- Deeqo Cali Maxamad {Daraja}:-.

Read More
Uncategorized

Mareykanka oo shaaciyay in ciidamada kaga harsan Iraq ay kala baxayaan.

Bayaan si wadajir ah ay u soo saareen Dowladaha Mareykanka iyo Iraq ayaa lagu sheegay in ciidamada mareykanka askarta kaga harsan Iraq ay.

Read More
Somali News

Ruushka oo isku dayaysa inay dib usoo nooleyso heshiiskii Nukliyeerka ee Iran.

Magaalada Veyena ee caasimadda Austaria waxaa ka socda wada hadalo u dhaxeeya Mareykanka iyo Ruushka kaa oo lagu doonayo in lagusoo nooleeyo wada.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (08-04-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Maxaa looga hadlay shirkii u dhexeeyay beesha Caalamka iyo maamul goboleedyada?.

Wakiillada Beesha Caalamka ayaa xalay xarunta UN-ka ee Xalane shir gaar ah kula yeeshay Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada taabacsan dowladda federaalka ee Galmudug, Hirshabelle.

Read More