Day: April 15, 2021
Somali News

Maxay tahay sababta uu Deni u hortagaya Baarlamaanka Puntland?

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa lagu wadaa in uu Sabtida soo socota hortago mudanayaasha Baarlamanka Puntland, si uu warbixin uga siiyo.

Read More
Somali News

Biden oo si rasmi ah ugu dhawaaqay ka bixitaanka ciimadamada Mareykanka ee Afghanistan

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in dhammaan ciidamada Mareykanka ee jooga Afghanistan uu ka soo saari doono 11-ka.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (15-04-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha 15- 04- 2021

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaa idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur :- Farsamadii:-Deeqa Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (15-04-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdulaahi Kulmiye Cadoow:- Farsamadii:- Deeqo Cali Maxamad {Daraja}:-Barnaamijka.

Read More
Uncategorized

Waa sidee saakay xaalada Muqdisho?.

Waxaa saakay degan xaaladda magaalada Muqdisho , kadib markii xalay magaa;ada laga dareemayay dhaqdhaqaaqyo ciidan, iyadoona xalay inta badan xirnaa waddooyiinka muhiimka ah.

Read More
Somali News

Mareykanka oo dib u eegis ku sameenaya Heshiiskii Hubka looga iibinyay dalka Imaradka Carabta.

Sharci dejiyaasha Kongareska Mareykanka ayaa sheegay inay dib u eegis ku sameenayaan heshiiskii hubka ee uu horey u saxiixay Madaxweynihii hore Mareykanka Donald.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (15-04-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

DFS oo si kulul ugu hadashay qoraaladii ka soo baxay Beesha Caalamka

Bayaan ka soo baxay dowladda Soomaaliya, ayaa markii u horraysay si kulul waxaa ay ugu jawaabtay walaaca Beesha Caalamku ka muujisay mudda kordhinta.

Read More
Somali News

Xiisad colaadeed oo u dhaxeysa ciidanka dowladda iyo ciidan ka amar qaata Saadaq Joon oo saacadihii la soo dhaafay ka taagan Muqdisho

Xiisad colaadeed oo u dhaxeysay ciidamada dowlada iyo  kuwa uu horkacayo  Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir Saadaq Joon ayaa ka taagneed.

Read More