Day: April 18, 2021
Somali News

DFS oo sheegtay in la dilay madaxii Al-shabaab u qaabilsanaa qaraxyada ee Shabeellada dhexe

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan waxaa ay ka sameeyeen inta udhexeeysa magaalooyinka Balcad iyo Jowhar ee gobolka Shabeellada Hoose. Howlgalka ayaa waxaa.

Read More
Somali News

Imaaradka Carabta oo shaqo u diiday haweynay Soomaali ah

Sida ay qortay Jariidada Monitor ee dalka Mareykanka, Saraakiisha dalka Imaaratka Carabta ayaa u diiday Haweeyney Somalia ah oo wadata dhalashada dalka Britten.

Read More
Somali News

Maxay ka wada hadleen Cumar Filish iyo safiirka Turkiga ee Somalia?.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Md. Cumar Maxamuud Maxmed (Cumar-Filish) ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka Turkiga ee Soomalaiya Mr. Mehmet.

Read More
Somali News

Mareykanka iyo wadamada Yurub oo baadi goobaya diblomaasiyiin u dhashay Ruushka

Laba nin oo u dhashay dalka Ruushka oo looga shakisan yahay in Salisbury ay sanadkii 2018 ku sumeeyeen Sergei Skripal oo ka tirsanaan.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (18-04-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha 18- 04- 2021

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaa idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur :- Farsamadii:Faarax C/llaahi.

Read More
Somali News

Faahfaahino laga helayo howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay G/Hiiraan +Sawirro

Beledweyne-KNN-Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan qeybta 27-aad ay ka fuliyeen deegaano ak tirsan gobolka Hiiraan.

Read More
Somali News

K/Galbeed oo shaacisay tirada dad loo soo qabtay kiiska carruurtii dhawaan la dilay

Baydhaba-KNN-Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay inay weli socdaan baaritaano xoog leh oo la xiriira dilkii laba caruur ah oo walaalo ahaa dhawaan loo.

Read More
Somali News

Midowga Musharaxiinta oo ku gacan seyray fariin loogu soo dhiibay Qoor Qoor iyo Cali Guudlaawe

Muqdisho-KNN-Faahfaahino dheeraad ayaa laga helayaa kulan xalay dhexmaray Midowga Musharaxiinta iyo Madaxweynayaasha Galmudug iyo HirShabeelle, kaas oo ka dhacay hoyga uu Muqdisho ka.

Read More
Somali News

Wasaaradaha waxbarashada maamul goboleedyada oo qoraal wadajir ah soo saaray

Muqdisho-KNN-Wasaaradaha Waxbarashada Koonfur Galbeed, Jubaland, Galmudug, Hirshabeelle iyo Gobolka Banaadir ayaa shir ay isugu yimaadeen 15-kii bishan waxay uga tashadeen hanaankii loo qaadi.

Read More