Day: June 14, 2021
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {14-06-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Puntland: 17 ruux oo xukun toogasho ah lagu riday

Maxkamadda sare ee ciidamada Puntland ayaa maanta oo isniin ah xukun ku diray 18 nin oo la sheegay in ay ka tirsan yihiin.

Read More
Somali News

Kenya oo dib u fureysa safaaraddeeda Muqdisho

Dowladda Kenya ayaa maanta sheegtay inay sida ugu dhaqsiyaha badan dib ugu furi doonto safaaraddeedkii magaalada Muqdisho kadib soo jeedin ka timid dowladda.

Read More
Somali News

Kiiska ‘isku daygii afgambi’ ee Jordan oo lugaha la galay Sacuudi Carabiya

Amiir Hamzah-ha Jordan ayaa doonayey inuu afgamabiyo walalakiis boqor Cabdallaha Labaad, isaga oo taageero ka helaya Sacuud Carabiya, sida lagu sheegay eedeymo maxkamadeed.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasadda {14-06-2021}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.net, waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Tala-Wadag  qeybtiisa Siyaasadda, waxaana halkaan nooga soo jeedin doona – Yoonis Duraan.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (14-06-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Barnaamijyo

WARKA HABEEN 8:00PM (14-06-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Xuseen Cabdulle Maxamed Iyo Yoonis.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (14-06-2021)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Hanada.

Read More
Somali News

C/raxmaan C/shakuur oo Ra’iisulwasaare Rooble u diray baaq

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ahna Musharrax Madaxweyne C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah waalidiinta caruurtooda ay ku maqan.

Read More
Somali News

Madaxweynaha koonfur galbeed oo sheegay iney adkeyn doonaan amniga goobaha doorashadu ka dhaceyso ee maamulkaas

Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay  kadib safar shaqo.

Read More