Day: June 14, 2021
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {14-06-2021}= Suuratu {maacun} Darsigii 1aad-{752}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (14-06-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamadii:-Deeqa Cali.

Read More
Somali News

Maxkamada Sare ee Puntland oo maanta ku dhawaaqaysa xukunka xubno ka tirsan Al-shabaab.

Maxkamadda sare ee Ciidamada dowladda Puntland, ayaa sida qorshaysan maaanta magaalada Galkacyo kaga dhawaaqaysa xukunka kama dambaysta ah ee 18 xubnood oo ka.

Read More
Somali News

Iiraan oo war ka soo saartay go’aanka ay Sacuudiga ku joojisay in sanadkan la tago Xajka.

Dowladda iran ayaa sheegtay inay sikulul u cambaareyneyso goaankii dowladda Sacuudiga kujoojisay in sanadki 2aad aan laxajinin iyadoo loo sababeeyay cudurka covid19. Iran.

Read More
Somali News

Galmudug oo sheegtay in ay dib u heshiisiin ka dhex bilaabayaan beelaha ku dagaalamaya deegaanada maamulkaasi

Ku simaha maxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa furay Shirka wadatashiga isku-duwidda wasaaradaha ee siyaasadda maamul.

Read More
Barnaamijyo Warka Subax

WARKA SUBAX 8:00 AM (14-06-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Kenya oo joojisay isku socodka gaadiidka Magaalada Mandheere, kadib markii ay kordheen Weerarada Al-Shabaaab.

Maamulka gobolka Mandheera ee waqooyi barri Kenya ayaa joojiyay dhaqdhaqaaqii gawaaridiisa sababo la xiriira dhacdooyinka argagaxisada ee ku soo badanaya aagaasi. Ugu yaraan.

Read More
Somali News

Ciidamada xoogga oo xubno Al-shabaab ah ku dilay Jubbada Hoose.

Ciidanka Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Al-Shabaab ka sameeyay deegaano dhowr ah oo dhaca.

Read More
Somali News

Xukuumada yar ee israel oo la dhaariyay iyo Natan Yahu oo 12sano kadib saaxada siyaasada kabaxay.

Benjamin Netanyahu ayaa xilkiisii waayay 12 sano kaddib markii uu hayay awoodda Israa’iil. Baarlamaanka Israa’iil ayaa cod ay ku taageerayaan siiyay dowlad isbahaysi.

Read More