Day: June 14, 2021
Somali News

Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay wafdi ka socda hay’adda ICRC

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Hayádda laanqayrta cas ee ICRC oo uu hogaaminayo.

Read More
Somali News

Banaanbax looga soo horjeeday duqeymaha Kenya ka geysteen G/Gedo oo ka dhacay gobolkaas.

Banaanbax looga soo horjeeday duqeymaha ay ciidamada dowladda Kenya dhawaan ka geysteen qeybo kamid ah gobolka Gedo ayaa maanta waxaa uu ka dhacay.

Read More
Somali News

XFS oo maanta gargaarkii ugu horeysay u geysay dadka uu saameeyey fatahaada webiga shabelle

Dowladda Soomaaliya gaar ahaan wasaaradda  gargaarka XFS ayaa markii ugu horeysay la gaarsiiyey deeq raashiin dadkii uu saameynta xooggan ku yeeshay fatahaada webiga.

Read More
Somali News

Maxay ka wada hadleen guddoomiye Cali Yare iyo safiirka Ugandha ufadhiya Soomaaliya ?

Guddoomiye Ku Xigeenka amniga iyo siyaasadda maamulka Gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka  dowladda Ugandha Ambassador Mugisha, waxa.

Read More
Somali News

Booliska dalka Nikaragwa oo xir xiray siyaasiin m/weynaha talada haya ka hor yimid

Managua KNN: Booliska dalka Nikaragwa ayaa xabsi dhigay siyaasiin mucaaradah kadib markii lagu eedeeyay inay maleegayeen shirqool dawladda ka dhanah.Wararka laga helayo dalka.

Read More
Somali News

Madaxda Falasatiin oo sheegay inay wax badan oo wanaag ah ka fileyn r/wasaaraha cusub ee Yahuuda.

Qudus KNN: Hogaamiyaasha Falastiin ayaa sheegay inay wax is badal ka filaynr/wasaaraha cusub ee Yahuuda Naftali Bennett oo xafiiska la wareegayMax’ud Cabaas m/weynaha.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (14-06-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:– Cali.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (14-06-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkan idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-{Daraja}.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (14-06-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:–:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More
Somali News

Wasiirka amniga Jubbaland oo kormeeray fariisamo ay ku sugan yihiin ciidamada Jubbaland

Wasiirka Amniga Dawlad Goboleedka Jubbaland Jeneraal Yuusuf Xuseen Cusmaan (Dhuumaal) ayaa kormeer uu ugu kuur galayay xaaladda iyo habsami u socodka howlaha difaaca.

Read More