Day: June 18, 2021
Somali News

DEG DEG:- Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay saldhiga ay ciidanka xoogga ku leeyihiin Sh/Dhexe.

Wararka naga soo gaaraya gobolka shabeellada dhexe ayaa sheegaya in gaari qarax laga soo buuxiyay lagu weeraray saldhig ay ciidamada xoogga ku leeyihiin.

Read More
Somali News

Midowga Yurub oo ka jartay lacagtii uu siin jiray ciidamada Kenya ee Soomaaliya

Lacagtii uu Midowga Yurub siin jiray ciidamada Kenya ee la dagaalamaya Al-Shabaab ee gudaha Soomaaliya ayaa laga jaray 66 boqolkiiba ama 4.9 bilyan.

Read More
Barnaamijyo Warka Subax

WARKA SUBAX 8:00 AM (18-06-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

DFS oo sheegtay in xubno ka tirsan Al-shabaab lagu dilay Shabeellada dhexe.

Saraakiisha Milatariga Soomaaliya, ayaa sheegay in hawlgal qorshaysan oo ka dhaca shabeellada dhexe lagu dilay Sarkaal sare oo ka tirsan Al-shabaab iyo dagaalameyaashii.

Read More
Somali News

Puntland oo markale ka hadashay xeerka gudniinka gabdhaha ee muranka ka dhashay

Wasiirka Caddaaladda Puntland Cawil Sheekh Xaamid ayaa sheegay in aysan jrin Aayad iyo Xadiis saxiixa oo ku soo arooray gudniinka gabdhaha. “Gabdhaha gudniinkooda.

Read More
Somali News

Dalalka Khaliijka oo soo jeediyey dalab ku saabsan wada-hadallada Iran.

Dalalka Khaliijka ayaa Arbacadii sheegay inay halis noqon doonto in wada-hadallada quwadaha caalamka ay kula jiraan Iran ee barnaamijkeeda nukliyeerka laga reebo banraamijka.

Read More