Guure
News in English

Missing Somali students surrender to Dhaka police.

These students told the police that they went into hiding after not being able to pay their tuition fees Six Somali students, presumed

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (27-03-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono  Maxamed Cabdisalaan Cumar Farsamadii:-Iqra Axmed

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Wasaarada gaashaandhiga kula kulmaya Saraakiil dhalin yaro ah.

Muqdisho-KNN-Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya) ayaa xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga wuxuu kula kulmayaa saraakiishii Dhalinyarada aheyd ee dhawaan loo dhiibay hoggaanada qaar

Read More
Uncategorized

Ciidamada Amaanka oo Maanta Xiray qaar ka mid ah waddooyinka Magaalada Muqdisho

Muqdisho-KNN-Sida ay Sheegayaan Wararka Waxaa maanta xiray Qaar ka mid ah Waddooyinka Muqdisho, iyadoo lagu soo daadiyay ciidamo aad u fara badan, waxaana

Read More
Uncategorized

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo Maanta kawada Hadlaya Darbiga Xuduudda

Muqdisho-KNN-Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa la filayaa in ay maanta ka wada hadlaan Darbiga muranka dhaliyay ee Dowladda Kenya ay ka dhiseeyso Xuduudda

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO:-Xukuumadda Soomaaliya oo lagu eedeeyay in ay Xilal u balanqaaday Xildhibaanadda si ay u ridaan Gudoomiyaha Golaha Shacabka

Muqdisho-KNN-Xukumada Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay in ay wado dadaaladii ugu dambeeyay ee ku aadan sidii Xilka looga tuuri lahaaa Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Falanqaynta (27-03-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falanqaynta waxaana halkana idin ka soo jeedin doono Shuceyb Maxamed Cali:- Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud

Read More
Uncategorized

Al-shabaab oo baaq u diray Shacabka Beladxaawo.

Muqdisho-KNN-Afhayeenka Al-shabab Sheekh Cali Maxmauud Raage Cali Dheere ayaa ka hadlay xiisadda ka taagan Magaalada Beledxawo ee gobolka Gedo, halkaas oo Ciidamada Kenya

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (27-03-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay

Read More
Uncategorized

Weeraro iyo dil xalay ka dhacay gobolada SH/Hoose iyo Jubbada Hoose.

Afgooye-KNN-Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa xalay waxaa ka dhacay dil iyo weerar lagu qaaday ciidamada AMISOM. Degmada Afgooye dabley hubeysan ayaa ku dishay Wiil

Read More