Guure
Uncategorized

Isbuuca bandhiga Hidaha iyo Dhaqanka Ardayda Soomaliyeed oo Pakistan ka furmay +SAWIRO.

  Islamabad-KNN-Waxaa galinkii hore lagu qabtay Fagaaraha weyn ee Jaamacada Islaamic International University Islamabad (IIU) Xaflad lagu daah furayay Isbuuca bandhiga Hidaha iyo

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan {5:05PM}{27-03-2018}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Cabdiwili

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Kalamaan Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {27-03-2018}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Halkaan Ka Dhageyso Xubinta kalamaan:-

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{27-03-2018}

Muqdisho–KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga

Read More
Sports

kulamo saaxiibtinimo oo caalamka laga ciyaari doono.

Muqdisho-KNN-Kulama saaxiibtinimo oo kuabada cagta ah ayaa caawa  laga ciyaari doonaa caalamka  kuwaas oo xulal waawayn is haleeli doonaan, iydoo ay xulalka qaar

Read More
Sports

Goolhaye David de Gea oo hadal laabqaboojis ah u diray jamaahiirta Untd.

Muqdisho-KNN-Goolhayaha Manchester United David de Gea ayaa sheegay inuu dareensan yahay jacayl iyo ixtiraam oo uu u hayo horyaaalka England. Ciyaaryahanka heerka caalami

Read More
Uncategorized

Kenya oo sheegtay in ay ku guuleysatay qeyb ka mid ah hadafkii ay ka laheed M/Jubaland

Muqdisho-KNN-Wargeeyska the star ee kasoo baxa Kenya ayaa Qoray warbin uu Ciwaan uga dhigay Hadal uu sheegay  Agaasimaha Xafiiska Dacwad oogista Kenya oo

Read More
Sports

Ian Wright oo qabo in liverpool ay wayn karto Farmino xagaaga soo aadan.

Moqdisho-KNN-Weeraryahankii hore ee Arsenal hadana  falanqeeya ciyaaraha Ian Wright ayaa qirtay in Bayern Munich ay diiradda  saareyso weeraryahanka Liverpool Roberto Firmino hadii ay waayaan

Read More
Uncategorized

Xeer ilaalinta Puntland oo digniin u jeedisay Odiyaal dhaqameed iyo Hay`ado Caalami ah

Garowe-KNN-War ka soo baxay xeer ilaalinta Puntland ayaa digniin loogu diray odiyaal dhaqameed iyo hay`ado Caalami ah kuwaas oo lagu eedeeyay in si

Read More
Uncategorized

Akhriso:-Warbixin ku aadan Kenya oo dib u bilowday dhismaha derbiga ay ka wado Beladxaawo

Beladxaawo-KNN-Magaalada Beladxaawo waxay dhacdaa waqooyiga Gobalka Labaad ee ugu weyn Soomaaliya ee Gedo 18-kii Gobal Dalka, waxay ku taalaa gobal Halbowle iyo laf-dhabar

Read More