Guure
Uncategorized

Allaha u naxariistee wariye Axmed Xasan Colaad oo xalay ku geeriyooday Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Allaha u naxariirtee waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Wariye Axmed Xasan Colaad oo ka mid ahaa wariyaasha ka howgala Magaalada Muqdisho kana

Read More
Uncategorized

Wararkii ugu dambeeyay weeraradii xalay ka dhacay M/Muqdisho.

Muqdisho-KNN-warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weeraro toos ah iyo qaraxyo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo Ciidamada ammaanka ay ka hortageen

Read More
Uncategorized

G/Gobolka Benaadir oo booqday dhaawacyadii la dhigay Cisbitaallada magaalada.

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xalay saqdii dhexe ku booqday isbitaallada lagu dabiibayo dhaawacyadii ka

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:Barnaamjka Murti iyo Maaweelo Ee Radio Kumiye (23-02-2018)

Muqdisho–KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan

Read More
News in English

18 dead after 2 blasts, gunfire rock Somalia’s capital.

Two car bomb blasts rocked Somalia’s capital on Friday evening, followed by gunfire, police said, and an ambulance service said at least 18

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (23=02=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Cabdiwahaab Xuseen  Muxudiin

Read More
Uncategorized

Deg-Deg: Qaraxyo ka dhacay Agagaarka Madaxtooyada iyo Xaalada oo caawa Cakiran .

Muqdisho-KNN- Abaaro 06:30 Maqribki xiliga Muqdisho ayaa mar qura waxaa xaalad cabsi dhanka Amaanka ahi ka bilaawday Agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya gaar ahaan wadada

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan {5:05PM}{23-02-2018}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:–Cabdiqani

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO Barnaamijka Kulanka Wariyaha EE RADIO KULMIYE (23-02-2018)

Muqdisho–KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Wariyaha oo ad maalinta Jimcaha sido kale si ku celis ah habeenka sabtiga ay soo Galeyso ka

Read More
Uncategorized

Q.M oo ka deyrisay abaaraha ku dhuftay Soomaaliland.

Hargeysa-KNN-Madaxa arimaha Bini`aadanimada ee Qaramada Midoobey oo dhawaan gaaray deegaanada Soomaaliland ayaa sheegay in dadkii uu ku arkay deegaanadii uu tagay ay ahaayeen

Read More