Guure
Uncategorized

Madaxweyne Waare oo walaac ka muujiyay gurista webiga Shabeelle taageerana ka dalbaday Beesha caalamka iyo Dowlada dhexe.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo Dalka dib ugu soo laabtay, kaddib  safar shaqo Uu Ku tagay Jamhuuriyadda Jibuuti ayaa Ka

Read More
Uncategorized

SAWIRRO:-Guddoomiye Yarisow oo soo xiray Kulamada Wadatashiyada Dadweynaha ee Geeddi socodka Doorashooyinka 2020.

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa soo xiray kulammadii wadatashiga dadweynaha ee ay wadeen Guddiga Madaxabannaan

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (22-02–2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga

Read More
Uncategorized

R/wasaare ku-xigeenka DalkaTurkiga oo booqday Saldhiga Turkigu uu ku tababarayo Militariga Soomaaliya.

Muqdisho-KNN=Wafdigii uu hoggaaminayay Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Turkiga Hakan Jaush Ogolo oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa booqday xarunta lagu Tababaro Ciidanka Militariga

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (22=02=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-  Shuceyb Maxamed Cali  iyo

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan {5:05PM}{22-02-2018}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Cabdiwili

Read More
Barnaamijyo Kalamaan Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Xubinta Kalamaan ee ka baxay Radio Kulmiye{22-02-2018}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Halkaan Ka Dhageyso Xubinta kalamaan:-

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{22-02-2018}

Muqdisho–KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga

Read More
Uncategorized

Reysulwasaare Xigeenka Turkiga oo Magaalada Muqdisho Soo Gaaray.

Muqdisho-KNN=Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya  soo gaaray wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Hakan Jaush Ogolo oo maalhan la

Read More
Uncategorized

Deg-Deg Wasaarada Amniga Soomaaliya oo Sheegtay In Magaalada Muqdisho Ku Jiraan Gawaari Laga Soo Buuxiyay Qaraxyo.

Muqdisho-KNN= Wasiirka Wasaarada Amniga ee Xukuumada Somalia Maxamed Abuukar Ducaale Islow ayaa sheegay In Magaalada Muqdisho soo Galeen gawaari ay Saaranyhiin Walxaha qarxa.

Read More