Somali News

Baarlamaanka Galmudug oo ansixiyay guddiga doorashada madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa

Baarlamaanka cusub ee maamulka goboleedka Galmudug ayaa maanta waxa ay ansixiyeen guddiga doorashada madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ee Galmudug, kadib kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Dhuusamareeb.

Kulankan ayaa waxaa shir guddoon ka ahaa guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka 2-aad ee Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal.

Hoos Ka Akhriso:-