Somali News
Somali News

Guddoomiyaha G/Banaadir “Albaabkii ganacsi ee lagu xiro Amarka Al-shabaab, dib looma furi doona”

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa digniin u dirag ganacsatada qaatada Amarada Al-shabaab iyo dadka u raadsada.

Read More
Somali News

Taliska Ciidanka Xoogga oo ka hadlay dagaal ka dhacay deegaano u dhaw Dhuusamareeb

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal gelinkii dambe ee maanta nawaaxiga deegaanka Sino-dhaqo ee Gobolka Galguduud ku dhexmaray Ciidanka Dowladda iyo.

Read More
Somali News

Jubbaland oo abaabuleysa Howlgal ka dhan ah Al-shabaab

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka todobaadlaha ah ee golaha wasiirada oo diirada lagu saarayay arimaha amniga.

Read More
Somali News

Mareykanka oo taageero cusub siinaya Soomaaliya

Dowladda Mareykanka ayaa ku dhowaaqday in ka badan $151 milyan oo taageero cusub oo la siinayo Soomaaliya, si wax looga qabto abaaraha dalka.

Read More
Somali News

Xukumadda Soomaaliya oo ku baaqday shir qaran oo looga hadlayo dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab

Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa maanta ku baaqay in la qabto Shirka Amniga Qaranka, kaasi oo looga arrinsan doono dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.

Read More
Somali News

Shirka Golaha Wasiirrada laga soo saaray go’aano la xiriira dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab

Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa soo saaray go’aamo la xiriira howgalka ka dhan ah Al-shabaab ee ka socda dalkaasi, kaasi oo lagu dhisay guddi.

Read More
Somali News

Dowladda UK oo Soomaaliya ugu deeqday dhaqaale wax looga qaban doono Abaaraha

Dowladda UK ayaa ku dhawaaqday dhaqaale wax looga qabanayo Abaaraha ba’an ee ka jirta qeybo kamid ah Soomaaliya, taasi oo gargaar binu aadanimo.

Read More
Somali News

Ciidanka Booliiska oo soo bandhigay waxyaabaha Maanka dooriya

Ciidanka Boliiska ayaa magaalada Muqdisho ku soo bandhigay waxyaabaha Maanka-dooriya oo si sharci dara ah looga ganacsanye qaar kamid degmooyinka Gobolka Banaadir. Maandooriyahan.

Read More
Somali News

Hoggaamigaha Mucaaradka Gabon oo xabsi guri laga dhigay

Hogaamiyaha mucaaradka Gabon, Guy Nzouba-Ndama, ayaa xabsi guri ah muddo shan maalmood ka dib markii lagu qabtay xadka Congo isagoo wata shandado ay.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay Boqorka dalka Urdun

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay xarunta Qaramada Midoobay ee New York, Boqorka dalka Urdun Boqor Cabdalla.

Read More