Somali News
Somali News

Madaxweynaha Ruushka oo heegan buuxa galiyay Ciidamadiisa

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay in qeyb ahaan uu heegan geliyay ciidamadiisa si ay ‘difaacaan dhulka hooyo, madaxbanaanida iyo amniga shacabkeena’. Wuxuu.

Read More
Somali News

Mareykanka oo dacwad ku soo Oogaya Soomaali loo heysto in ay lacag lunsadeen

Wasaaradda Caddaaladda Maraykanka ayaa warbixin ay shalay soo saartay eedo ugu jeedisay 47 qof oo lagu eedeeyey inay lunsadeen Boqolaal dollar, taasi oo.

Read More
Somali News

Eretria oo lagu eedeyay in ay dhaqdhaqaaqyo ciidan ka wado Gobolka Tigrey

Mareykanka ayaa sheegay in uu la socdo dhaq-dhaqaaqa ciidamada Eritrea ee ka socda waqooyiga gobolka Tigray ee dalka Itoobiya ka dib markii fallaagada.

Read More
Somali News

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Wasiirka Arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, Abshir Cumar Jaamac, ayaa kulan kula qaatay Xarunta Qaramada Midoobey ee New York Dhiggiisa Sacuudiga, Amiir Faisal.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka qeyb galay Kulanka Qaramada Midoobay

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay furitaanka Meertada 77-aad ee Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey oo.

Read More
Somali News

Mareykanka iyo Taalibaan oo Maxaabiis is dhaafsaday

Ururka Taliban ayaa Isniintii shalay sii daayey Mark Frerichs, oo ahaa muwaadin u dhashay dalka Maraykanka oo gacanta ugu jiray ururkaas, iyaga oo.

Read More
Somali News

Dowladda Soomaaliya oo Ciidamo dheeraad ah geysay deegaannada Galmudug

Dowladda Soomaaliya ayaa markale Ciidamo dheeraad ah oo gaaraya boqolaal geysay magaalada Dhuusamareeb ee G/galgaduud, kuwaasi oo qeyb ka ah dagaalka ka dhan.

Read More
Somali News

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo war ka soo saaray dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, ahna ku simaha Madaxwaynaha Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka hadlay howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab.

Read More
Somali News

Wasiirka Gaashaanka iyo Talyaha Ciidanka oo gaaray deegaan dhowaan laga saaray Al-shabaab

Wasiirka Gaashaandhigga Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga, Gen Odowaa Yuusuf Raagge ayaa maanta ayaa gaaray deegaano hoos yimaada.

Read More
Somali News

Ciidanka Militeriga oo dagaal kula wareegay deegaan hoos yimaada Dhuusamareeb

Ciidamada Xoogga ayaa goordhow dagaal kula la wareegay Deegaanka Sina-dhaqo oo dhanka koonfureed kaga beegan 35 KM, magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud. Dagaal.

Read More