Somali News
Somali News

Maxay tahay fariinta uu Madaxweynaha Faransiiska udiray Iran?

Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, ayaa u sheegay dhiggiisa Iran, Ebrahim Raisi, in dib u soo noolaynta heshiiskii 2015 ee Nukliyeerka Tehraan uu “Weli.

Read More
Somali News

Xaalad Abaareed aad u adag oo ka taagan degaano badan oo ka tirsan Puntland

Miyiga degmada Bayla iyo deegaanaada hoos yimaada oo ka tirsan maamulka Puntland waxaa laga soo sheegayaa in abaarta ka jirta ay isu bedeli.

Read More
Somali News

Maxkamadda sare Cumaan oo go,aan kasoo saartay kiis markab dhuxul kasoo qaaday Soomaaliya.

Maxkamadda sare ee dalka cummaan ayaa markii ugu horreysay go,aan kasoo saartay kiis laxariiray markab siday dhuxul kaasi oo lasheegay inuu ogalaansho kaheystay.

Read More
Somali News

Dowlada Soomaaliya oo deeq Raashin ah u dirtay Gobolka Bakool

Diyaarad siday deeq raaashin oo ay Dowlada Federaalka Soomaaliya ugu talagashay dadkii kasoo barakacay weerarkii ay kooxda Al-Shabaab ku qaadeen degaano ka tirsan.

Read More
Somali News

Iran oo gacanta ku dhigtay Shabakad hubaysan oo xiriir laleh sirdoonka Israel ee Muusaad.

Iran ayaa sheegtay in sirdoonkeeda ay burburiyeen shabakad xiriir la leh sirdoonka Israel ee (Mossad), taasoo qorsheynaysay inay ka howlgalaan gudaha Iran. Warbixinta.

Read More
Somali News

Diyaaradii ugu horeeysay oo Khaatka Kenya sida oo maanta la filaayo inay soo gaarto Soomaaliya.

Shixnaddii ugu horreysay ee Khaatka ayaa la filayaa inay maanta usoo ambabaxdo Soomaaliya kana timaado Dalka Kenya Barta twitter-ka, Hay’adda Beeraha iyo Cunnada.

Read More
Somali News

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo shaqadooda dib ugu fasaxay Wasiiro ka tirsan Maamulkaas

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa dib Shaqada ugu fasaxay Wasiiro uu Shaqa-joojinta kol hore ku sameeyay kuwaa.

Read More
Somali News

Ruushka oo gantaalaha riddada dheer ku garaacay dekadda Odesa ee Ukraine

Ciidamada Ruushka ayaa magaalada Odesa ku garaacay gantaalaha riddada dheer, duqeyntaasi oo shaki gelisay dhaqan galka heshiiskii shalay la gaaray oo ku saabsanaa.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta ku wajahan Dalka Masar.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta la filayaa in ay galaan safarkii 7-aad tan iyo markii.

Read More
Somali News

Dagaalkii oo joogsaday iyo Maamulka D/deegaanka oo soo bandhigay Khasaaraha

Maamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa shaaciyay in uu joogsaday dagaalka afar maalin ka hor ay dagaalameyaasha Al-shabaab ku qaadeen deegaanno iyo tuulooyin ku.

Read More