Somali News
Somali News

Booliska Kenya oo ku duulay xafiis uu leeyahy madaxweyne ku xigeenka Ruto

Booliska Nairobi ayaa ku duulay isla markaana gudaha u galay xafisyo lala xiriiriyay in uu leeyahay madaxweyne ku xigeenka Kenya William Ruto, kana.

Read More
Somali News

Musharraxa Xisbiga mucaaradka Wadani oo Madaxweynaha Somaliland eedeyn u jeediyay.

Musharraxa Xisbiga mucaaradka ah ee wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilahi Cirro oo maanta Saxaafadda kula hadlay hoyga uu ka degan yahay magaalada Hargeysa ayaa.

Read More
Somali News

Gollaha Shacabka BJFS oo Cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Soo jeedinta Ra’isul Wasaare Xamze Cabdi Barre

Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay soo jeedinta Ra’isul Wasaare Xamze Cabdi Barre oo ahayd in 10 maalmood loogu.

Read More
Somali News

Tahriibayaal ay Soomaali ku jirto oo laga soo baadbiyay badda

Ku dhawaad 1,200 oo muhaajiriin ah oo aan heysan wax sharci ah ayaa saacadihii ugu dambeeyay gaaray dalka Talyaaniga, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta..

Read More
Somali News

Toogasho ka dhacday Xaflad qalinjebin oo ka socotay Caasimadda Dalka Filibiin

Saddex qof ayaa Axadii lagu dilay toogasho ka dhacday jaamacad ku taal caasimadda Philippine ee Manila, sida ay saraakiishu sheegeen, dhacdo naadir ah.

Read More
Somali News

Tahriibayaal dooni kula degtay Jaziiradaha Bahamas ee Haiti

Maamulka ayaa ku dhawaaqay in 17 qof ay ku qaraqmeen kadib markii doon ay la socdeen muhaajiriin Haitian ah ay ku degtay xeebaha.

Read More
Somali News

Booliska Soomaaliya oo ka hadlay howlgallo ay ka sameeyeen qeeybo kamid muqdisho

Afhayeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Gaashaanle Cabdifataax Aadan Xasan ayaa Faah-Faahin dheeraad ah ka bixiyey Howlgalka la Magac baxay SAMO KAAB ee Amni Sugidda.

Read More
Somali News

Ruushka iyo Masar oo ka wadahadlay iskaashi dhinacyo kala duwan ah

Wasiirka Arrimaha Debadda ee Ruushka Sergey Lavrov ayaa booqasho ku tegey dalka Masar isaga oo magaalada Qaahira kula kulmay madaxweynaha dalka Masar Cabdil.

Read More
Somali News

Ra’iisul wasaaraha XFS oo maanta hortago Xildhibaanadda Gollaha Shacabka.

Waxaa maanta lagu wadaa in xildhibaanada Golaha Shacabka ay xarunta Villa Hargeysa ku yeeshaan kulan ajandihiisu yahay codsi ka yimid Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda.

Read More
Somali News

Tobaneeyo qof oo ku dhintay roob mahiigaan ah oo ka Da’ay Yemen

Roob mahiigaan ah oo Axadda maanta ah ka da’ay caasimadda dalka ay dagaalladu halakeeyeen ee Yemen iyo deegaannada u dhow dhow ayaa sababay.

Read More