Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad.
Madaxweeyne Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga Dalka Masar ayaa magaalada Qaahira kulan kula qaatay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdiqaasim.