Somali News
Somali News

Colaad la xiriirta aanooyin qabiil oo ka taagaan Deegaano hoostaga degmada Cadalle.

Ciidamo ka amar qaata taliyaha ururka 4-aad ee qaybta 27-aad Ciidanka Xoogga dalka Korneyl Saney Cabdull oo daba socda Aanada Dil maalmo kahor.

Read More
Somali News

Hogaamiyayaasha Soomaalida oo si wadajir ah uga tacsiyeeyay geerida ku timid Khadra Daahir Cigg

Hogaamiyayaasha Soomalida ayaa si wada jir ah uga tacsiyeeyay geerida ku timid Allah u naxariistee Fannnaanadii Caanka ahayd Khadra Daahir Cige oo xalay.

Read More
Somali News

Madaxweynaha JFS oo filayo in uu gaaro Garbahaarey.

Magaalada Garbahaarrey ee xarunta Gobolka Gedo ayaa la filayaa in saacdaha soosocda ay gaaraan wufuud ay hogaaminayaan Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo.

Read More
Somali News

Soomaaliya oo mar kale Wadamada Carabta ka codsaday wax-kaqabashada Abaaraha

Siihayaha Xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Balal Maxamed Cusmaan, ayaa hadal ka jeediyay kulanka wadatashiga ee.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay Geeridda ku timid Khadra Daahir Cigge.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi  tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada, bahda fanka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee.

Read More
Somali News

Ra’iisul wasaare Xamse oo ka hadlay Geerida Khadra Daahir Cige

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa ka tacsiyeeyay Geerida ku yimid allaha u naxariistee fannaanadii caanka aheyd Khadra Daahir Cige oo caawa.

Read More
Somali News

Khadra Daahir Cige oo ku geeriyootay Hargeysa

Allaha u naxariiste, waxaa isbitaal ku yaalla magaalada Hargeysa ku geeriyootay Khadra Daahir Cige oo kamid aheyd Fannaaniinta Soomaaliyeed. Ehelada fannaanada ayaa sheegay.

Read More
Somali News

QM oo walaac ka muujisay weerar lagu qaaday xarruunta Baarlamaanka Liibiya

Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay weerarkii ay Xarruunta Baarlamaanka ku qaadeen dad careysan, kaasi oo qeyb ka ahaa mudaaharaadyo dhowr ah oo.

Read More
Somali News

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo fasax kooban galay

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa galay fasax laba toddobaad ah, kaasi la xiriira Xajka iyo Ciida-carafo. Fasaxa ayaa ka bilaabanaya 1.

Read More
Somali News

Ciidamada Dowladda oo Howlgallo ka sameeyay Gobolka Sh/Hoose.

Ciidanka Kumaandooska Gor-gor ee XDS, ayaa howlgal qorsheysan ku burburiyey fariisimo ay kooxda Al-Shabaab ku lahayeen degaano hoostaga degmada Aw-dheegle ee Gobolka Sh/Hoose..

Read More