Somali News
Somali News

Askar ku eedeysan dil & dhac oo ay maanta xukuntay Maxkamad

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida Qeybta 27-aad ayaa waxay maanta xukuno kala duwan ku riday afar Askari oo ka kala tirsan Ciidamada xoogga iyo.

Read More
Somali News

Xiisadda u dhaxeeyso dalalka Rwanda iyo DRC Kongo oo cirka isku sii shareereyso

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Kongo, Felix Tshisekedi, ayaa sheegay “in aanu shaki ku jirin” in Rwanda ay taageerto fallaagada M23 ee ka.

Read More
Somali News

Golaha Wakiillada Somaliland ayaa cod Aqlabiyad ah ku ansixiyay 3 xubnood.

Golaha Wakiillada Somaliland ayaa cod Aqlabiyad ah ku ansixiyay saddex(3) kamid ah guddida diiwaan-galinta ururada, kadib markii madaxweynuhu dib ugu soo celiyay saddexdaasi.

Read More
Somali News

Safiirka Soomaaliya ee Nigeria oo dhaliilay dhaqanka diblamaasiyiinta shisheeye ee Muqdisho jooga.

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Nigeria Jamaal Barrow ayaa dhaliilay dhaqanka diblamaasiyiinta shisheeye ee Muqdisho jooga kuwaa oo malin walbo kulamo la qaato Madaxda.

Read More
Somali News

Kooxo hubaysan oo nin noolasha ku gubay.

Booliiska Nigeria ayaa sheegay in nin ay isku dhaceen wadaad Muslim ah uu ku dhintay magaalada Abuja ee caasimadda dalkaas, kaddib markii ay.

Read More
Somali News

Maxeey tahay sababta loo baajiya safarkii Wasiirka arimaha dibadda ruushka uu ku tagi lahaa Serbia?

Booqasho uu Serbia ku tagi lahaa wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergey Lavrov ayaa la baajiyay kadib markii wadamada ku teedsan dalalka Balkanka.

Read More
Somali News

Dhakhtar Muslim ah oo guul ka gaaray doorashada xisbiyada Mareykanka

Dr. Mehmet Oz oo ku dhashay dalka Turkiga ayaa ku guuleystay doorashada isreeb-reebka xisbiga Jamhuuriga ee gobolka Pennsylvania ee dalka Mareykanka. Hadda waxa.

Read More
Somali News

Ciidamada Dowladda oo howlgallo ka sameeyay G/Sh/Hoose.

Ururka 4aad Guutada16 Ee Kumaandooska Danab Ee XDS Ayaa Howlgal Qorsheeysan Oo Lagu Baacsanayo  Al Shabaab Ka sameeyay Deegaanka Tooratoorow & caliyoow baaroow.

Read More
Somali News

Turkiga oo Swedan ka dalbatay in looso gacangaliyo siyaasiyiin ay baadi goobeyso

Dawladda Turkiga ayaa ku celisay shuruudo adag oo ay ku xirtay inay ogolaato in Sweden ay ku biirto gaashaanbuurta NATO.  Xukumadda Ankara ayaa.

Read More
Somali News

Putin oo digniin hor leh kasoo saaray weeraradda u ku hayo Ukraine.

Dowladda Ruushka ayaa ballaarin doontaa weerrarka ay ka waddo gudaha waddanka Ukraine haddii dalalka reer Galbeedka ay hubka ridada fog u soo diraan,.

Read More