Somali News
Somali News

Boqorka dalka Belgium-ka oo booqasho ku tagay Congo

Boqorka dalka Belgium-ka, boqor Philippe ayaa Salaasadii booqasho taariikhi ah ku tegey dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, oo ku yaalla gobol ay.

Read More
Somali News

Caro ka dhalatay Xubno ka tirsan Dowladda Hindiya oo Aflagaadeeyay Nabigeennada Muxamed SCW

Qaar kamid ah wadamada Muslimiinta ayaa waxaa ka dhacay bannaanbaxyo lagu cambaareeyay hadal ka soo yeeray laba xubnood oo ka tirsan Xisbiga talada.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Guddiga KMG ah ee Doorashada

Madaxweynaha Maamulka Puntlad, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la yeeshay Xubnaha Guddiga Kumeel Gaarka ee Doorashooyinka ee maamulka. Madaxweynaha ayaa warbixin ka dhegaysanay.

Read More
Somali News

Maxay ka wada hadleen Talyeyaasha Ciidamada Soomaaliya iyo Burundi?

Taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, Gen Odowa Yuusuf Raage ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Taliyaha Ciidanka xoogga ee dalka Burundi, Genaraal Niyingabo.

Read More
Somali News

Ergeyga gaarka Abaaraha oo la kulmay Mas’uuliyiin ka tirsan Qaramada Midoobey

Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan fogaan arag ah la yeeshay madaxda ugu saraysa ha’yadaha.

Read More
Somali News

Midowga Dalladaha Waxbarashada dalka oo ka horyimid xubno magaca midowga ku qaadacay Imtixaanka Shahaadiga

Guddiga sare ee Midowga Dalladaha Waxbarashada dalka ayaa ka soo horjeestay xubno magaca midowga Dalladaha ku qaadacay Imtixaanka Shahaadiga oo ay qaado Wasaaradda.

Read More
Somali News

Wasiirka maaliyadda iyo safiirka Mareykanka oo kawada hadlay dib-u-habaynta dhaqaalaha

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxaan Ducaalle Beyle iyo Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Larry André ayaa ka wadahad ka yeeshay dib-u-habaynta dhaqaalaha Soomaaliya. Beyle wasiirka.

Read More
Somali News

Xubin ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhibay Ciidamada Dowladda

Taliska Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo kusoo Bandhigey Mid ka Mid ah kooxda Alshabab oo lagu magacaabo.

Read More
Somali News

Wafdi hordhac u ah M/weynaha Jabuuti oo Muqdisho soo gaaray

Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray Wafdi horu dhac u ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumer Geelle oo maalmaha soo socda lagu wado inuu.

Read More
Somali News

Askar ku eedeysan dil & dhac oo ay maanta xukuntay Maxkamad

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida Qeybta 27-aad ayaa waxay maanta xukuno kala duwan ku riday afar Askari oo ka kala tirsan Ciidamada xoogga iyo.

Read More