Somali News
Somali News

Sucuudiga oo sheegay in dumarka ay Xajka imaan karaan maxram la’aan

Sacuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqday in haweenku ay hadda iska diiwaan gelin karaan xajka sanadlaha ah iyada oo uu san la soconin nin.

Read More
Somali News

In ka badan 100 askari oo tabobar loogu soo xiray Degmada wisil

In ka badan 100 askari oo ka mida ciidamada Degaanka isla markaana qeyb ka noqonaya difaaca iyo Xoreynta degaanada Koofurta Gobolka Mudug ayaa.

Read More
Somali News

Dad ku geeriyooday qarax ka dhacay goob laga qodo dhuxusha oo ku taal Colombia

Wargeyska El Tiempo ayaa sheegay in 7 qof ay ku dhinteen kadib markii ay miino kula qaraxday goob dhuxul laga qodo oo ku.

Read More
Somali News

Ukraine oo ka carootay  Hadal uujeediyay madaxweynaha Faransiiska.

Wasiirka arrimaha dibadda ee Ukraine ayaa si kulul ugu jawaabay madaxweynaha waddanka Faransiiska Emmanuel Macron kaddib markii uu sheegay inay muhiim aheyd in.

Read More
Somali News

xaalad bini-adanimo oo xiligaan ka jirto Gobolka Jubbada dhexe.

Waxaa laga deyrinayaa xaaladda ay ku sugan yihiin dadka ku nool gobolka Jubbada dhexe oo muddo sanado ah ay gacanta ku hayaan Alshabaab.

Read More
Somali News

Cabdiraxmaan Cirro oo ka hadlay xariga loo geeysanayo shacabka Somaliland

Musharrax xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro, ayaa sheegay in la xidhay ninkii lahaa Meherad uu caawa fadhiistay oo ku taalla magaalada Hargeysa. Qoraal uu.

Read More
Somali News

Janaraal Tareedisho “waan amaanayaa dhalinyarada is xilqaamay ee la dagaalay Al-shabaab”

Taliyihii hore ee qeybta 27-aad ee Ciidanka xoogga dalka Janaraal axmad Tareedisho ayaa ka hadlay weerarkii ay dhawaan dadka degaanka ay ku qaadeen.

Read More
Somali News

Ruushka oo soo riday diyaarad sidday hub iyo shixnado militari

Ruushka ayaa sheegay in ay soo rideen diyaarad nooca xamuulka ah oo laga leeyahay dalka Ukraine oo sidday hub iyo rasaas. Wasaaradda difaaca.

Read More
Somali News

Ruushka oo duqeymo culus ka fuliyay Bariga Ukraine

Ciidamada Ruushka ayaa xoojiyay duqeynta ay ka wadaan barriga wadanka Ukraine, waxaana isi soo taraya khasaaraha dhimasho iyo dhaawaca ee ka dhashay duqeymahaasi..

Read More
Somali News

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Safiirka Jaamacada Carabta

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Jaamacada Carabta u fadhiya dalkeenna Amb. Salah Elguneid..

Read More