Somali News
Somali News

Hay’adaha gargaarka oo ka digay macaluul kusoo wajahan bariga Afrika.

Muqdisho-KNN-Hay’adaha gargaarka ayaa sheegaya in dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Kenya, uu 48-dii ilbiriqsiba laga yaabo in hal qof uu ugu dhinto gaajo ba’an.

Read More
Somali News

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan Howlgalka ATMIS.

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha XFS  Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay ku-xigeenka Howgalka Midowga Afrika ee  ATMIS Fiona Lortan iyo taliska Ciidammada ATMIS ee la.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo isagga baxay Matabaan iyo Ciidamada Dowladda oo dib ugu laabtay.

Muqdisho-KNN-Ciidamadda Dowladda Soomaaliya ayaa la wareegay Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan oo ay maanta gudaha u galeen Xubno ka tirsan Dagaalamayasha Al-Shabaab. duhurnimadii.

Read More
Somali News

Maamulka Gobolka Sool oo beeniyay in degmada Boocame ay la wareegeen Ciidamada Somaliland.

Muqdisho-KNN-Maamulka Gobolka Sool gaar ahaan gudoomiyaha gobolka Sool ee Puntland oo ku sugan Degmada Boocama ayaa beeniyay wararka sheegaya in ciimado Somaliland katirsan.

Read More
Somali News

Ciidanka Xoogga Dalka oo la wareegay degaano katirsan Gobolka Baay.

Muqdisho-KNN-Ciidamada Xoogga Dalka soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 46-aad, Guutada 8-aad, qeybta 60-aad ayaa howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab waxaa saacadihii la soo dhaafay.

Read More
Somali News

Ra’iisul wasaare Rooble oo Xafiiskisa ku qaabilay Madaxweynaha Jubaland.

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubaland  Axmed Maxamed Islaam (axmad madoobe). Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo Madaxweynaha.

Read More
Somali News

Muxuu ka yiri Muuse biixi Guushii uu gaaray madaxweyne Xassan Sheekh?

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, Cabdi oo maanta ka hadlayay Munaasabadda 18-ka may ayaa ka hadlay Doorashadii uu kusoo baxay Madaxweynaha Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya..

Read More
Somali News

DEG,DEG Dagaalamayasha Al-Shabaab oo la wareegay Matabaan.

Muqdisho-KNN-Wararka ka imaanayo Magaalada matabaan ee Gobolka hiiraan ayaa sheegaya in ay halkaasi kacan ku heynteeda ay la wareegeen Xubno ka tirsan Dagaalamayasha.

Read More
Somali News

Xasan Sheekh Maxamuud iyo Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan ku yeeshay muqdisho.

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay  madaxweynaha JFS  Xasan Sheekh Maxamuud. Kulanka madaxweynaha Soomaaliya iyo.

Read More
Somali News

Maxeey kawada hadleen madaxweyne Xasan Sheekh iyo Safiirka dalka Qadar?

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay safiirka dowladda Qatar u jooga Soomaaliya Ambassador Hassan bin Hamza Hashem..

Read More