Somali News
Somali News

Madaxweyne xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay safiirka Sacuudiga.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Safiirka Dowladda Sacuudigga u fadhiya Soomaaliya. Kulanka oo ahaa salaan iyo Hambalyo.

Read More
Somali News

Korneel Cali Xuubeey “Al-shabaab waan ka saarnay Ceelbaraf waana daba joognaa”

Muqdisho-KNN-Korneel Cali Xuubeey oo kamid ah saraakiisha hogaamineeysay Ciidamada Dowladda ee la wareegay Degaanka Ceelbaraf oo la hadlay Warbaahinta kulmiye ayaa Faah-faahin ka.

Read More
Somali News

Xubno katirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidamada Dowladda.

Muqdisho-KNN-Xubno katirsan Dagaalamayasha Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidamada Dowladda ee ku sugan Magaalada beeydhabo ee xarunta ku meelgaar ah ee Maamulka Koofur.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay Midowga Musharixiinta madaxweynaha.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay xubno mid ah Musharaxiinta Madaxweynaha ee ka tirsanaa Midowgii Musharaxinta oo horseedka u ahaa.

Read More
Somali News

Galmudug oo shaacisay inay baadi goobayso xubno uu ku jiro Shiikh Shaakir(Akhriso)

Taliska Booliiska Galmudug ayaa baahiyay magacyada 36-qof oo Galmudug u aqoonsatey in ay yihiin dambiilayaal, kuwaas oo la farey laamaha amniga ee Galmudug.

Read More
Somali News

Xasan Shiikh oo soo dhaweeyay ciidamada Mareykanka ee dib ugu soo laabanaya Soomaaliya

Madaxweynaha soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horey ka hadlay go’aankii uu madaxweynaha mareykanka ku saxiixay in ciidanka dalkaasi dib ugu soo.

Read More
Somali News

Maxay ka wadahadleen Xasan Shiikh iyo madaxda Hay’adda IMF?.

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo wasiirka maaliyadda xukuumadda XFS Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan fogaan arag ah la.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay madaxda dowlad goboleedyada

Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalla Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatay Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada. Kulanka ayaa ahaa hambalyo is xogwareysi iyo.

Read More
Somali News

Xasan Sheekh iyo Farmaajo oo kulan ku yeeshay madaxtooyada

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha xilka kasii degayo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ku kulmay madaxtooyada, waxay ka wadahadleen.

Read More
Somali News

Turkiga iyo Qatar oo ka hadlay guusha MD Xasan Sheekh

Dowladda Turkiga ayaa fariin hambalyo ah la wadaagtay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Warqad kasoo baxday safaaradda Turkiga ee Soomaaliya ayaa.

Read More