Somali News
Somali News

Ciidanka ATMIS oo Al-shabaab dib kala wareegay deegaanka Ceelbaraf

Wararka aan ka heleeno deegaanka Ceelbaraf ee ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in Ciidamada dowlafda Soomaaliya iyo kuwa howlgalka ATMIS ay.

Read More
Somali News

Madaxweynaha cusub oo la kulmay madaxweynaha xafiiska baneynaya ee Farmaajo

Magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta Madaxtooyada Waxaa  kulan ay yeeshay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha xafiiska baneynaya Maxamed Cabdillahi Farmaajo..

Read More
Somali News

Qarax ka dhacay Balcad & Khasaaro ka dhashay

Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in goordhow uu ka dhacay Qarax khasaaro geystay, xili lala eegtay.

Read More
Somali News

Joe Biden oo ogolaaday in Soomaaliya dib loogu celiyo ciidamada Mareykanka

Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa shaaciyay inuu oggolaaday codsi uga yimid Pentagon-ka oo ku saabsan in ciidamada Mareykanka dib loogu soo celiyo.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo tiro hoobiyaal ah ku garaacay degaanka Galgala

Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa la sheegay in ay weerar hoobiyaal ah ku qaadeen saldhiga ciidamada dowlad doboleedka Puntland ku leeyihiin degaanka Galgala.

Read More
Somali News

Maraykanka iyo Ururka Iskaashiga Islaamka oo soo dhaweyay doorashadii Xasan Sheekh 

Dowladda Maraykanka ayaa soo dhaweysay doorashadii madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana wasaaradda arrimaha dibada Maraykanku ay sheegtay inay rajeyneyso in ay si.

Read More
Somali News

Imran Khan: “Haddii lay dilo, waxaa la baahinayaa muuqaal aan kaga hadlayo cidda i khaarajisay’’.

Ammaanka ra’iisal wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa aad loo adkeeyey, ka dib markii uu sheegay in la qorsheeyey, isku day dil,.

Read More
Somali News

Khasaaro ka dhashay madaafiic ciidanka ATMIS ay ku garaaceyn deegaanka Ceelbaraf

Wararka laga helayo deegaanka Ceelbaraf ee ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamada ATMIS ay saakay madaafiic ku garaacayaan deegaanka, sida.

Read More
Somali News

Muxuu ka yiri Antonio Guterres dib u doorashadii Xasan Sheekh?

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa soo dhoweeyay doorashadii ka dhacday caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho halkaas oo lagu doortay madaxweyne Xasan.

Read More
Somali News

MD Xasan Sheekh oo la kulmay Cali Guudlaawe & Axmed Qoor qoor

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha dooran ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Cali Guudlaawe oo booqasho ugu.

Read More