Somali News
Somali News

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Xubno kamid ah Beesha Caalamka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub Tiina Intelmann iyo danjiraha Taliyaaniga Alberto Vecchi..

Read More
Somali News

Guddoonka Golaha Shacabka oo go’aan ka gaaray Matalaada Gobolka Gedo

Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa go’aan ka gaaray Muranka ka taagnaa Doorashooyinkii ka kala dhacay Magaalooyinka Ceelwaaq iyo Garbaarey ee Gobolka.

Read More
Somali News

Diwaan gelinta Musharixiinta u taagan Xilka Madaxweynaha oo weli socota

Waxaa weli magaalada Muqdisho ka socda diwaan-gelinta Musharixiinta u taagan Doorashada Xilka Madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya oo maalintii kowaad ka billaabatay Xarruunta Aqalka.

Read More
Somali News

Wasiirka Waxbarashada “Waxaa khatar ku jira qabsoomida Imtixaanka Dowladda ee sannadkan”

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya, Cabdullaahi Abuukar Xaaji (Carab) ayaa sheegay in sannadkaan laga yaabo in aan la qaadin Imtixaanka Dowladda ee Dugsiyada Sare iyo.

Read More
Somali News

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya oo qaatay Shahaadada Musharraxnimo ee xilka Madaxwaynaha

Muqdisho-KNN-Ra’isal wasaarihii hore ee dalka Musharrax Madaxwayne Xasan Cali Kheyre ayaa kamid noqday Musharixiinta is Diiwaangeliyay isagoona qaatay shahaadada Musharraxnimo ee xilka Madaxwaynaha.

Read More
Somali News

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay Safiirka Sacuudigga.,

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS  Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliso Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa kulan la qaatay.

Read More
Somali News

Diiwaangelinta Musharrixiinta Madaxweynaha oo Muqdisho ka socoto.

Muqdisho-KNN-Musharrax Madaxwayne Bashiir Xaaji Cali ayaa kamid noqday Musharixiinta Madaxweynaha ee is Diiwaangeliyay isagoona qaatay shahaadada Musharraxnimo ee xilka Madaxwaynaha Soomaaliya. Dhanka kale.

Read More
Somali News

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay sii hayaha safaaradda Norway.

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay sii hayaha safaaradda Norway ee dalkeenna Haakon Svane, iyo.

Read More
Somali News

Diiwaangelinta Musharrixiinta Madaxweynaha oo Muqdisho ka sokoto.

Muqdiaho-KNN-Musharrax Madaxwayne Daahir Maxamuud Geelle ayaa isna noqday Musharixii labaad ee is diwaan geliya sidoo kalana qaata  shahaadada Musharraxnimo ee xilka Madaxwaynaha JFS..

Read More
Somali News

Xoogagga ahlusunna oo bilaabay dhaqdhaqaaqyo Ciidaan.

Muqdisho-KNN-Xubnno ka tirsan Xogagga Ahlu-Sunna ayaa kusoo dhawaaday magaaladda Guri-ceel oo qiyaastii 60 KM u jirta Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb sida ay ay.

Read More