Somali News
Somali News

Madaxda Maamulada Jubaland & Koonfur Galbeed oo ka hadlay Xildhibaan lagu dilay Muqdisho

Waxaa xalay kooxo bistoolado ku hubeysan ay Magaalada Muqdisho ku dileen xildhibaan ka tirsan baarlamaanka maamulka Jubaland. Xildhibaanka xalay muqdisho lagu dilay ayaa.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Turkiga oo xaalad deg deg ku soo rogay dalkaasi

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah oo socon doonta saddex bilood, taasi oo ka dhaqan galeysa 10.

Read More
Somali News

Xildhibaanka tirsan Maamulka Jubbaland oo lagu dilay Muqdisho

Xildhibaan, Isaaq Sandheere oo ka tirsanaa Baarlamaanka Jubbaland ayaa caawa kooxda hubeysan ku dileen magaalada Muqdisho Goobjoogeyaal ayaa inoo xaqiijiyay in rag hubeysan.

Read More
Somali News

Wasaaradda Arrimaha Diinta XFS oo soo saartay go’aamo

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay go’aan seddax qodob ah oo ku socda Shacabka iyo Imaamyada Masaajida.

Read More
Somali News

Beesha Caalamka oo war ka soo saartay Xaaladda Magaalada Laascanood

War saxaafadeed ka soo baxay Saaxiibada beesha caalamka ayaa looga hadlay Xaaladda magaalada Laascaanood oo saacadihii la soo dhaafay ka dhaceen dagaal sababay.

Read More
Somali News

Ciidanka Xoogga oo soo bandhigay xubno ka tirsana Al-shabaab

Ciidamada Xoogga dalka gaar ahaan qeybta 60-aad ayaa soo bandhigay laba xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab. Labada xubnood ayaa magacyadooda lagu kala sheegay.

Read More
Somali News

Duqa Muqdisho oo kulan la qaatay safiirka midowga yurub ee Somalia

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa kulan gaar ah la qaatay Safiirka Midowga Yurub u fadhiya Somalia.

Read More
Somali News

Guddoomiye Aadan Madoobe oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Somalia Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimadda dalka ee.

Read More
Somali News

Somalia oo si rasmi ah loogu wareejiyey Furaha Hagidda Hawada Somalia

Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Fardowso Cusmaan Cigaal oo ay wehliyaan Safiirka JFS ee dalka Kenya iyo.

Read More
Somali News

Ciidamada Yahuuda oo dad rayid ah ku diley dhulka Falastiin

Ciidanmada Israel ayaa Sadex qof oo shacab Falastiiniyiin ah ku dilay magaalada Neblas ee ka tirsan daanta galbeed oo ka mid ah magaalooyinka.

Read More