Somali News

Dibadbaxyo xoog leh oo ka socda dalka Lebanon

Muqdisho-KNN-Kumanaan ruux reer Lubaan ah ayaa markale dibada u soobaxay magaalada Beyruud ee Caasimadda dalkaas, waxaana maanta sanad laga joogaa markii ay shacabka Reer Lubnaan ay bilaabeen in ay ka dhiidhiyaan dhibatada dhaqaale ee dalkaas.

Meelaha qaar ayaa waxaa la soo warineyaa in uu jiro isku dhac kooxaxa diimaha ee dalkaas iyada ay xusid mudan tahay  muddo kabadan Laba bilood uu dalkaasi yahay xukuumadd la,aan.

 Dadka siyaasadda dalkaasi falanqeeya  ayaa waxaa ay tilmaameyaan in dalkaasi uu halis ugu jiro in uu mar Labaad ku laabto dagaal sokeeye, kaas oo lamid ah  kii  Sanadkii 1975- 1990.