Somali News

KNN oo dhawaan baahi doonta wareysigii lagu xiray Weriye C/llaahi Kulmiye

Wargelin: Idaacadda Kulmiye ayaa gelinka hore ee Khamiista 22-ka October, waxay baahinaysaa wareysigii aan la yeelanay Ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Caddaan oo ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed ku wooda ugu caansan.

Wareysiga oo dhameystiran waxaan ku baahin doonaa barnaamijka Ogaal ee ka baxa KNN oo soo gala 10:00am barqanimo.

Sidoo kale waxaad ka daawo doontaan baraha bulshada KNN, sida Youtube iyo Facebook, isla xilligaas.

Hoos ka daawo hor dhaca wareysigaas oo Weriye Cabdullahi Kulmiye Caddow uu la yeeshay Ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Caddaan.

https://youtu.be/n535BXXmUI0