Somali News

Madaxweyne Xaaf oo ka hadlay Shir ka dhacaya Garoowe.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa manta dib ugu laabtay Magaalada Gaalkacyo kadib safar qaatay mudo oo ugu maqnaa Magaalada Nairobi ee Dalka keyya

Madaxweynaha oo ka warbixiyay safarkiisa ayaa sheegay in uu Magaalada Nairobi uu kula kulmay madaxda beesha caalamka iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada waxa uu sheegay in ay isla garteen madaxda beesha caalamka in Galmudug la siiyo taageero buuxda hadii aay ahaan laheed dhanka dhaqaalaha iyo amnigaba

Axmed Ducaalle Geelle Xaaf Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa s Madaxda Dowlada dhexe ugu baaqay in ay dadka iyo dadka u naxaan waxa uu sheegay in dhawaan shir garoowe lagu qaban doono ayna ka qeyb gali doonaan waxa uu intaas ku daray in dalku uu u baahanyahay badbaado waxa uu alle uga baryay umada soomaaliyeed in ilaah roob siiyo madaama dalka ay abaar ba’ani ka jirto